User talk:Ismail4all/Keydka 2

Latest comment: 9 sannadood kahor by WhisperToMe in topic Article requests in Somali
Kaydka wadahadalka Bogga Kaydka wadahadalada Waxaa ku jira wadahadallo hore. Fadlan Waxbaا haka bedelin waxa ku jira boggaan. Haddii aad dooneeyso inaad furto wadahadallo cusub, Fariintaada meeshaan ku qor (Riix)
Sidoo kale fiiri keydka: 1, 3, 4

Jawaab wax ka badal

Waa ku salaamay sxb waad mahadsantahay meelaha aad ku samaysay oo dhan template "About" ku bedel fadlan "Faahfaahin" ama "Dheeraad"

{{About}}
waxaa loo adeegsadaa saddex maqaal oo isku macno ah tusaale ahaa
{{About|Maqaalka hadda|Maqaalka labaad|Maqaalka saddexaad}}
sidaan ayaana soo baxaysa . Haddii aan si kale kuu tuso maqaalka dhul wax ka bedeleysaa waxaad dooneeysaysaa inaad faah-faahinta loo addo adduun sidaan ayaa la qoraa
{{Faahfaahin|Aduunka}}
Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan qodobkaan, eeg Aduunka.
ama
{{Dheeraad|Tusaale}}
Maqaalka Muhimka ah ee qaybtaan, kaasoo lafilayo in uu ahaado ciwaankiisa Tusaale, ilaa iyo hadda diyaar maaha. ku soo dhowoow si aad u-sameyso oo aad gacan uga gaysato. Mahadsanid sxb.

--Abshirdheere 19:00, 30 Diseembar 2013 (UTC)Reply

Sxb wad ku mahadsantahay talaada blse aniga si fiican uma fahmin qaabka qoraal sameynta tedakale waxa ka raba ina iisharaxdo habka loo sameyo maqaal rasmi ah

Tin wax ka badal

Sorry for the late reply. For some reason, I was not notified when you left a message on my talk page. Anyway, if "tin" means "hair" in Somali, then surely they have a different word for the element. The article should use the name for the element that someone speaking Somali would use. If they really do use the same word, then you can use Tin (curiye) for the article about the element. - dcljr (talk) 18:23, 16 Jannaayo 2014 (UTC)Reply

Waa ku salaamay sxb mar labaad waxaan kaa codsanayaa inaad markaad samaynayso template uu ahaado midka qaybta en.wiki ku jira maxaa yeelay kaas ayaan adeegsannaa haddii kale qaladaad badan ayaa dhacaya.

waxaad kaloo ii sheegtaa tusmooyinka lagu magacaabo:

  1. Aasaaska Lambarada
  2. Lambarada Tiro‎

Maxay english ku noqonayaan si loogu xiro bogagga kale

Mahadsanid


--Abshirdheere 21:13, 20 Jannaayo 2014 (UTC)Reply

Codsi wax ka badal

Asc sxb ismaacil salan kadib waxa ku weydin lahaa qaabka waxka bedelka qoralada tusale hada rabo ina waxka bedelo maqal o tago mesha hose taariqda kadib dariishada cusub so furanto oo ah mesha ey ku qorantahay soco botton iyo isbarbardhig bedelada intee aa ka sii wadaa oo wax kabedel ku qorantahay iisheeg Komando222 (talk) 21:01, 26 Jannaayo 2014 (UTC)Reply

asc wll qoraalka beelweynta siwaaqron sax ayaa ahayda maxaa uu masaxadeyda wll ma waxaa rabta in an ka gudiyo reporta stupied ba tahay Investgtion ban kugu sameynayaa Eng Abdi kafi ismail xiir (talk) 22:30, 27 Maarso 2016 (UTC)

Wcs walaal, marka hore waa xaaraan iyo ceeb in dadka la caayo. Hadii aad su'aal ka qabto bog aan masaxay waxaad fiirisaa sababata (halkan riix), hadii aad ku qanacsanayn go'aankeyga waxaad la xidhiidhi kartaa Wikipedia:Maamulka. Fadlan dadka ha afxumaynin, marka hore wax weydii. Aniga cadaawad uma qabo adiga iyo cid kale midna. Hadii aad su'aal kale qabto fadlan halkan iigu reeb.
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 01:32, 29 Maarso 2016 (UTC)

Iska jir wax ka badal

Ismaaciil tusmada {{Sidebar}} Maxaa ka quseeya cali iyo abuukar bal eeg inta maqaal ee ku xiraa aan shaqo ku lahayn guji halkaan waxaad samaynayso hubi maqaalo fara badan ayaa waxaa ka soo baxay cali iyo saxaabada waxaas maxaa ka quseeya tusma kasta waxay leedahay xogwaran ka tusaale qaado qaabka ay tusmada u shaqeeyso mahadsanid ama tusmooyinka iska daa anaa ku daraya maqaalka uun diyaari. --Abshirdheere 14:11, 29 Jannaayo 2014 (UTC)Reply

Jawaab wax ka badal

Ismaaciil, waa ku salaamay wixii oo dhan waad isku qaladay waxaa dhaci karta isku dhax yaac badan waxaad mar kale ku samaysay bedel {{Infobox}} kaasoo aad ku qortay abuukar, cumar iyo cali waxayna keentay cillad marka walaaloow kadaa haddii kale waxaa qasab noqon doonto in nalaga xiro tusmooyinka.

Tan kale {{Lambarada Tiro}} aad iigu timaamtay inuu jiro qaybta english-ka maba jiro magacaas waxaa jira Number systems, bal isku day tusmooyinka inaad u isticmaasho qaybta ingiriiska sababtoo ah lama fahmi karo way ku wareerayaan dadka hadoo aqrisan doona.

Tusaale ahaan ma fahmin waxaad ula jeedo

Sababtoo ah wikipedia waxaa loogu talo galay in ay isku mid noqdaan maqaalada luqadaha.

FG: Haddadaan inataan qoraalkaan ku mashquulsanaa waxaad samaysay {{Dagaaladii Islaamka}} Mana ku jiro qaybaha kale ee insaykolobedhiyaha teeda kale maqaalo farabadan oo qabyo ah ayaa jira marka kuwaas intaad hagaajin lahayd waxaad doorbiday dagaallo taariikheed inaad samayso bogagooda calaa kulli xaal jooji tusmo inaad suubiso. Abshirdheere 18:51, 29 Jannaayo 2014 (UTC)Reply

Walaal waan ku salaamay, waan ku daray qoraalka waan ka bedelay kii hore, af-soomaali ayaan ka dhigay gabi ahaantiisba marka adiga sii eeg eegoo sax wixii sixid ubaahan.

Abshirdheere 02:18, 7 Febraayo 2014 (UTC)Reply

Waa ku salaamay Ismaaciil sxb halka aad ka soo xigatay maaha mid 'Server' toos ugu xiran midda saxda ah waa 1 Maamule, sababtoo ah hadda waxaad uga jeedaa intaas maalmo kadib waxaad arki doonataa mid dheeraad ah haddii qolada maamulka sare ay ogolaadaan, so.wiki maamulkooda dhammaan waa awooda ah en:sysop ma jiraan wax ah Bureaucrats, kuwa hadda maamulka haya waxaad ka daalacan kartaa Halkaan, waxaa jira yer kale saddexdii biloodba mar la siiyo kaas ayaa ka maqan, maalmaha soosocdana wuu ku soo biiri doonaa, hababka ay kala yihiin awoodaha waxaad ka daalacataa halakaan<--< Weliba boggaan haddii aad noo soo turjumi karto waa fiicnaan-lahayd adigoon samaynin maqaalada ka farcama.

Tan kale ee ah maqaalada waxaan nahay bogga ugu yer ee qaybaha interwiki marka loo eego maqaalada ku jira maxaa yeelay dadka soomaalidu maaha dad wax qora taariikhdooda waxay ka soo xigtaan cido ajnabi ah wiliba wikipedia waxaa ka buuxa wax jiritaanka soomaalida lid ku ah kuwaasoo marmarka qaad qariidada soomaaliya lagu qoro in ay tahay dhul Ethiopia, annaguna waxaan ku mashquulnay taariikh been ah reer hebel ayaa leh tuuladaan boqortooyo hebel ayaa jirta oo aan raad lahayn.

Baraarujin: Maqaallo farabadan in la sameeyo oo qabyo ah ama {{Gumud}} lagu daro macno ma sameeynayso waxaa fiican maqaalada in dhan weliba laga dayactiro, tan kale interwiki markaan ku qoreyso En:Tusaale halmar qor Ar:Tusaale, It:Tusaale iskana hubi waxaan arkay maqaal ahaa Magca Mohamed oo aad qaybta english kula xirat En:Ismail name

Mahadsanid --Abshirdheere 13:34, 10 Febraayo 2014 (UTC)Reply


Article requests in Somali wax ka badal

Hi! Do you do article requests in Somali? WhisperToMe (talk) 08:26, 16 Juun 2014 (UTC)Reply

Ok. If it's okay, why don't we start with institutions in the Minneapolis area. That way we can attract Somalis living in Minneapolis to edit this Wikipedia. For these articles, I do not need an entire translation. Only a small stub that states what the article is about. A good example: Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis

If you do not mind:

Also, do you know if anyone does medical articles. According to this article http://www.nytimes.com/2013/12/17/health/study-links-autism-and-somalis-in-minneapolis.html?_r=0 The Somali word for en:Autism is Otismo and the word was invented in Minneapolis WhisperToMe (talk) 19:32, 12 Sebteembar 2014 (UTC)Reply

Thank you so much for working on these articles! WhisperToMe (talk) 18:52, 23 Maarso 2015 (UTC)

Are you interested in starting a Somali version of en:Saint Paul, Minnesota? I think it would be useful! WhisperToMe (talk) 07:27, 18 Luuliyo 2015 (UTC)


Qoraalkaan ku jira qaybaha sare waa kaydka wadahadaladii hore waxaa loo galiyey in lasii eeg eego oo kaliya, waxaan rajaynayaa inaadan waxba ka bedelin.
Return to the user page of "Ismail4all/Keydka 2".