Otismo Ingiriis waxaa lagu dhawaaqaa Autism. Luqada carabiga waxaa lagu yirahdaa  التوحد cnuuaXku dhacda madaxa insaanka. Dadka haysta, waxa dhibaato u ah xiriirka, taabasho, isbedelashada deegaankood, awooda maskaxda, macluumaadka iney fahmaan, dhaqminta, hadalka, shaqo iyo musqul isticmaalka.