User talk:Ismail4all/Keydka 4

Latest comment: 6 sannadood kahor by Cabdirisaaq Macalin Cilmi in topic Jawaab
Kaydka wadahadalka Bogga Kaydka wadahadalada Waxaa ku jira wadahadallo hore. Fadlan Waxbaا haka bedelin waxa ku jira boggaan. Haddii aad dooneeyso inaad furto wadahadallo cusub, Fariintaada meeshaan ku qor (Riix)
Sidoo kale fiiri keydka: 1, 2, 3

ugaas doodi wax ka badal

ninyohow sawiirki ugaas doodi maxaad loo remove gareysey? - AbwaanRooble 9:14 14 September 2016

Sawiraanta ku jira Soomaali Wikipedia waa kuwo buuxiyay shuruudaha sawiraanta ee Wikipedia. Dhamaan sawiraanta xuquuqdooda dad kale leeyihiin looma ogola halkan, sidaas darteed sawir kasta oo "xuquuqiisu xor ahayn" wuxuu u taagan yahay in la tirtiro. Fadlan soo geli sawir Ugaaska ah, kaasi oo xuquuqdiisa adigu leedahay, una ogoloow in dadweynaha si xor ah u isticmaalaan. Hadii aad rabto sharaxaad dheeraad ah fadlan akhri Xuquuqda sawiraanta Wikipedia.
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 08:58, 18 Sebteembar 2016 (UTC)Reply

Salaan sare wax ka badal

Sxb, magacaan waxa uu ku xadgudbay xuquuq ii gaar ah fadlan tirtir liiskaan oo dhan.

Qofka nuqulka wuu qaadan karaa mana ahan wax si gaar ah loo leeyahay laakiin in aad qofkii qoraalladiisa aad qaadato adigoo iska dhigaya qofkaas waa wax reeban.

Haddana waxaa iga sii yaabiyay waa ruux mabda' aaminsan haddana mabda' kale ku lifaaqaya waxaan u qaatay in uu fowda yahay.

Mahadsanid. --Abshirdheere 18:25, 7 Oktoobar 2016 (UTC)Reply

Sxb waan tirtiray dhamaan, waanan fahmi karaa dhibaatada ay leedahay xadgudubka xuquuqda dadka kale. Sida aan u malaynayo qofkaasi waxaa u geeysay aqoon la'aan oo wuxuu koobiyeeynayay naqshadaada. Ila soo socodsii hadii aan wax kale kaa cawin karo. Mahadsanid, Ismail4all (talk) 02:41, 9 Oktoobar 2016 (UTC)Reply

Qaswade u baahan in la qabto wax ka badal

Waa ku salaamay sxb, waxaa jira lambar IP qaswade ag block dhab ku dhef fadlan

IP Address Country Region City 41.78.72.99 Somalia Banaadir Mogadishu ISP Organization Latitude Longitude Hormuud Telecom Somalia INC Hormuud Telecom Somalia INC 2.03333 45.35

Mahadsanid. --Abshirdheere 14:58, 18 Oktoobar 2016 (UTC)Reply

sxb so jawab wax ka badal

nin yahaw besha madhiban iyo belaha way ka so farcameen aad tidhi sxb wax isuma galaan ee sxb badal dhowr jeer ban kula hadlay wanad dhagaysaneysa fadlan qaladaadka ma wanaagsana aan xigashada lahayn ma garatay hadad caawin rabtana aan ku cawino hadii kalena ka xun baad la kulmaysa sxb kumana waayayoo ipaddresskada baanu haynaa Mohamed143 143 (talk) 00:10, 23 Nofeembar 2016 (UTC)Reply

Mohamed143 143 Miyaad ii hanjabeysaa mise waxbaad ii sheegaysaa? Waxa la badalayo eed sheegayso cadayn ma u heysaa in sida aad sheegayso sax tahay? Mida kale wixii aad su'aal, talo ama odhaah heyso ee ku saabsan boga Madhibaan waxaad ku qori kartaa boga wadahadalka ee maqaalkaas. Ismail4all (talk) 07:12, 26 Nofeembar 2016 (UTC)Reply

wax ka badalid beesha madhiban wax ka badal

sxb dhowr jeer baan kula so hadlay lkn imad soo jawabin fadlan besha madhiban waxay ka soo farcameen beesha Gorgaate Hawiye Gorgaate waxuu u kala baxaa maxamed gorgaate iyo maxamed gorgaate iyo meyle gorgaate wadalan gorgaate iyo waliba silcis gorgaate

Maxamed Gorgate waa mesha ay ka farcamen besha madhiban

Maxamud gorgaate waxay u kala baxaan Mudulood hiraab (Abgaal udeejeen wacdaan iyo waliba moobleen ) Madarkicis hiraan (habargir) Maxamud Hiraab (duduble) murtiiile hiraab (sheekhaal) kuwa kale may farcamin marka waa sidaa waxan rajeynayaa inaad fahanto oo dad aan islahayn aadan isu keenin . madar

Sxb waan fahmey waxa aad sheegayso laakiin Cadayn iyo Xigasho ayaa loo baahan yahay. Hadii aad heyso cadayn qoraal ah oo xoojinaysa waxa aad sheegayso fadlan soo geli Boga wadahadalka maqaalka Madhibaan. Sidaan horay kuugu sheegay qabiilada Soomaalida qas iyo dhib badan ayaa ka taagan, markaa qofkii waxbedelaya waa inuu keenaa cadayn iyo tixraac. Anigu waxaan xigasho iyo tixraac ka keenay Halkan iyo en:Madhiban. Ugu dambayn, waxaad soo akhridaa BUUGAN oo si fiican uga waramaya qabiilada Soomaalida iyo tixraacooda. Mahadsanid, Ismail4all (talk) 07:08, 24 Diseembar 2016 (UTC)Reply

Wiki.png not used, logo comes from Commons wax ka badal

Hello Ismail4all!

The majority of Wikipedias does not have a Wiki.png anymore. Please help to reduce the number of local files and delete file:Wiki.png.

You can see the configuration at https://github.com/wikimedia/operations-mediawiki-config/blob/master/wmf-config/InitialiseSettings.php#L698

'sowiki' => '/static/images/project-logos/sowiki.png',  // T42285

The logo is not coming from Wiki.png, but it comes from https://commons.wikimedia.org/w/static/images/project-logos/sowiki.png

92.229.97.190 15:04, 29 Nofeembar 2016 (UTC)Reply

Asc salaan kadib ninyohow waxaan rabay inaaan kugu baraarujiyo sheekadana aad ka qortay beesha sheekhaal ee ah inay hawiye tahay wax sax ah ma aha wada dhalasho dhiigna kama dhaxayso sheekhaal iyo hawiye walaaltinimo islaaam moyaaane marka ilaahey ka baq oo dad aan nasab wadaagin ha isku qorin oo haka dhigin dad dhiig dhalasho wadaaaga waxaana uun ka dhexaysa deegaan iyo taxaaluf oo kaliya tnx

Asc salaan kadib ninyohow waxaan rabay inaaan kugu baraarujiyo sheekadana aad ka qortay beesha sheekhaal ee ah inay hawiye tahay wax sax ah ma aha wada dhalasho dhiigna kama dhaxayso sheekhaal iyo hawiye walaaltinimo islaaam moyaaane marka ilaahey ka baq oo dad aan nasab wadaagin ha isku qorin oo haka dhigin dad dhiig dhalasho wadaaaga waxaana uun ka dhexaysa deegaan iyo taxaaluf oo kaliya tnx

WCS, salaan la mid ah, sxb Cadayn iyo Xigasho ayaa loo baahan yahay. Wax cadayn ah hadaad heyso fadlan ila soo socodsii. Mahadsanid, Ismail4all (talk) 07
11, 24 Diseembar 2016 (UTC)

ninyohow qabiilka sheekhaal ama ree fiqh cumar nasabkooda waa macruuf kutub buuna ku qoranyahay sababta aad utirtireyso nasabkooda ood ugu abtirineyso hawiye masheegi kartaaa, kitaabka ugusokeeya aad kaheli kartana waa kitaabka ladhoho nasrul muuminin uu leeyahay sheekhii la oran jirey shaykh cabdullahi qutubi oo ahaa caalim ka dhashay beeshaas waana nasabka aan kast garey awoowyaashano a wax cay ah iyo af lagaadona ma qorin lkn sababta aad utirtireyso cadeeeee, Ilaahey sw iyo rasuulkiisuuna saw way xaaraanti nimeeyeen in qof nasabkiisa laga dooriyo oo meelkale afka loo saaro, jawaab sxb. hadaad na ubaahato kutubta uu ku qoranyahay qaarna ila soo xiriir .... lkn qabaail aan xagga dhiiga kawada dhalanin ha isku darin oo haka dhigin wax isla dhashay, haday qabaailka qaar ku abtirsadaaan carabna ma aha in ku kale lacaynaaayo.

Sxb ma aqaano wax kaa khaldan, dhowr jeer ayaan kuu sheegay in meeshan loo baahan yahay cadayn iyo xigasho. Markaa aniga ha ii tilmaamin kitaabka nasrul muumin ee adigu ka soo dhexsaar cadaynta aad sheegayso ka dib soo bandhig oo dadka oo dhan ha arkaan. Mida labaad Beesha Sheekhaal wax-ayaa laga bedelay sida u qornaa bogaasi, hada waad fiirin kartaa isbedelka. Ugu dambeyn, muranka jooji oo cadayn la imo. Ismail4all (talk) 02
29, 2 Jannaayo 2017 (UTC)

Doood Ku saabsan waxa aad ka rabtid Somalia's Got talent wax ka badal

Waxaan rabaa inaan ku la hadlo awoowe waxaad isku dayday inaad wax ka badasho islamarkaana aad bur buriso waxaan Wikipedia soo galiyay marka isku day inaad dadka u dayso waxa ay sida gaarka ah u doonayaan hadii aad doonayso inaad ila hadasho igala soo hadal Linkiyada aan ku siin doono C.wahaabyare@gmail.com ama https://www.facebook.com/cabdi.wahaab.18 qof ka kula hadlayana waa Aas Aasaha Somalia's Got talent Mahadsanid Ugaas

Salaan sxb, boga "Somalia's Got talent" ma lahayn cadayn ama xigasho. Mida labaad sxb meeshan ma ahan website qof si gaar ah u leeyahay ama lagu qoro fikradaha gaarka ah. Sidoo kale meeshan waxba laguma xayaysiin karo. Dhamaan bogaga iyo maqaalada ku jira Soomaali Wikipedia waxay leeyihiin cadymo iyo tixraac, waana qoraalo ku salaysan aqoon iyo cilmi-korodhsi. Ugu dambeyn, anigu weli ma arag "Barnaamijka Somalia's Got Talent" meel ay ka baxayso. Fadlan akhri Nidaamka Waxqorista Soomaali Wikipedia. Hadii aad su'aal qabto ila soo xidhiidh. Mahadsanid, Ismail4all (talk) 07
27, 8 Jannaayo 2017 (UTC)

Share your experience and feedback as a Wikimedian in this global survey wax ka badal

  1. This survey is primarily meant to get feedback on the Wikimedia Foundation's current work, not long-term strategy.
  2. Legal stuff: No purchase necessary. Must be the age of majority to participate. Sponsored by the Wikimedia Foundation located at 149 New Montgomery, San Francisco, CA, USA, 94105. Ends January 31, 2017. Void where prohibited. Click here for contest rules.

Your feedback matters: Final reminder to take the global Wikimedia survey wax ka badal

(Sorry to write in English)

mediawiki:Common.css wax ka badal

Asc, Ismaciil waa ku salaamay Ramadaan kariim sidoo kale ciid wanagaasn maadaama uu maanta yahay 26/09/1438, intaa kaddib walaal waxaan rabaa inaad qoraalkaan aad ku kordhiso qeybaha hoose ee boggaan >--------> mediawiki:Common.css

Nuqulka hoose sidiisa ku qaado ee ku kordho bogga aan kor ku soo xusay, wuxuu cilladda ka saarayaa portal bar tusaale

fartaas gaduudan cillad bay sheegaysaa marka scriptigaan meesha ku kordhi mahadsanid.

--Abshirdheere 15:49, 21 Juun 2017 (UTC) waa kan qoraalkaReply

/*[[Template:Portal bar]]*/
#bandeau-portail {
clear:both;
line-height:1.9em;
padding:3px;
margin:2px 0;
background-color:#F9F9F9;
text-align:center;
overflow:auto;
 border:solid 1px silver;
}

#liste-portail {
padding:3px;
text-align:center;
margin-right:0;
clear:both;
}

#liste-portail li {
display:inline;
}

#bandeau-portail li {
display:inline;
}

.bandeau-portail-element {
white-space:nowrap;
margin:auto 1.5em;
}

.bandeau-portail-icone {
margin-left:.5em;
}

/**Small in Categories**/
.bandeau-portail-texte > a:nth-child(1) {
font-weight:700;
}

.ns-14 #bandeau-portail {
width:242px;
float:left;
font-size:96%;
text-align:right;
margin: 0px;
clear:left;
}

.ns-14 #bandeau-portail li {
margin-right:-17px;
}
Salaan qaaliya Abshir dheere, Ramadaan Kariim iyo Ciid wanaagsan walaal. Waan ku daray qoraalkaasi. Mahadsanid. Ismail4all (talk) 07:25, 24 Juun 2017 (UTC)Reply

Cabasho ka dhan ah cidda xad-gudubka kusamaysay Xogta la xidhiidha Degmada Feer-feer. wax ka badal

Asc walaal waan kusalaamay waana kaaga mahad celinayaa dadaalkaada lagu diirsaday ee aad ugu jirtid Ilaalinta iyo horumarinta Afka,Dhaqanka iyo Taariikhda ummada Soomaaliyeed.Magacaygu waa Cabdirisaaq Macalin Cilmi,waxa aan ka mid ah dadka si joogtada ah wax ugusoo biiriyo bartan Somaliwikipedia-ha.Inkasta oo ay aqoontayda iyo waaya-aragnimadayduba iska koobantahay,haddana;waxa aan kudadaalaa intii karaankayga ah inaan ku dadaalo siddii qoraalada bartan ku jira ay unoqon lahaayeen kuwa dhil-dhilan,dhamaystiran oo dhex-dhexaad ah.Balse marar badan waxaa dhacda in dad dano gaar ah leh ay ceyn wareejiyaan qoraalo qayim ah oo halkan ku kaydsan.Waxa ugu danbaysay bililiqaysi(Vandalism)lagu sameeyay xogta ku saabasan taariikhda degmada feer-feer oo si xilkasnimo daro ah oo ay aqoon yari kamuuqata loo masaxay inta badan macluumaadkii saxda ahaay looguna bedelay kuwa aan jirin.nasiib wanaag waxa aan maanta oo ay taariikhdu tahay 2/10/2017-ka ku guuaystay inaan dib usoo daabaco xogtii qadiimka ahayd ee halkaasi hore ugu jirtay.Haddaba,waxa aan codsanayaa in aad fiiro gaar ah uyeelatid dhammaanba dhaq-dhaqaaqyada boggaasi ka socda,aadna ka hortagtid xad-gudub kasta oo lagu sameeyo xogta saxda ah ee halkaas ku qoran.

                      Waad mahadsantahay.
                      *****************

--Cabdirisaaq Macalin Cilmi (talk) 05:41, 2 Oktoobar 2017 (UTC) Cabdirisaaq Macalin CilmiReply

Jawaab wax ka badal

IsmaaciilUser:Ismail4all walaal Waan ku salaamay,waadna ku mahadsantahay jawaabtaada qiimaha badan xumbaarsan.waxaa kale oo aan kaaga mahadcelinayaa deeqdaada ah inaad iga caawinaysid mar walba waxii baahi ah ee la xidhiidha siddii aan wax san oo saxsan u qori lahaay.Runtii dadku aqoonta kama sina oo waa lagu kala sareeyaa,allah(swt) waxa uu qur'aankiisu ku yidhi" نَرْفَعُ دَرَجَاتٍ مَّن نَّشَاءُ ۗ وَفَوْقَ كُلِّ ذِي عِلْمٍ عَلِيمٌ (76) ."Sidaasi daraadeed,Waxii qaladaad ah ee aan sameeyay adiga ayaa uxaq leh inaad saxdid. Kolay anigu marnaba kuma talo jiro inaan si ulakac ah wax u ceyn wareejiyo.--Cabdirisaaq Macalin Cilmi (talk) 07:42, 3 Oktoobar 2017 (UTC)Reply


Qoraalkaan ku jira qaybaha sare waa kaydka wadahadaladii hore waxaa loo galiyey in lasii eeg eego oo kaliya, waxaan rajaynayaa inaadan waxba ka bedelin.
Return to the user page of "Ismail4all/Keydka 4".