Sheekhaal
Sheekhaal (Af Ingiriis : Sheikhal; Af Carabi : ar) sidoo kale loo qoro: Sheykhaal, Sheekhaash, waa beel ka mid ah dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Soomaaliya, Kiinya iyo Itoobiya.[1] Sheekhaasha waxaa lagu magacaabaa Fiqi Cumar oo ah odaygii ay ka soo tafiirmeen. waxayna ka tirsanyihiin beelweynta Quraysh, Banu Taym.
Meelaha ay ku badan yihiin | |||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| |||||||||
Luqada | |||||||||
Af-Soomaali iyo Af-Carabi | |||||||||
Diinta | |||||||||
Hordhac
Beesha Sheekhaal waxay ka tirsan tahay dadka Soomaalida ee laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[2] Intaas waxaa dheer, beesha Sheekhaal waxay si rasmi ah u degaan Gobolada Dhexe ee wadanka Soomaaliya, deegaanada Soomaali Galbeed ee wadanka Itoobiya. Sidoo kale waxaa tiro fiican degan tahay gobolka NFD ee wadanka Kiinya.
Shaxda Beesha
- Loobage (Axmed Fiqi Omar)
- Aw Qudub Fiqi Omar
- Gandarshe (Aw Cismaan Fiqi Omar)
- Jaziira Fiqi Omar.
- Cali Cafii Fiqi Omar.
- Gaameedle Fiqi Omar.
- Qallu Fiqi Omar.
- Aw Hassan .
- Teedan Fiqi Omar .
- Abiib Fiqi Omar.
- Gudle Fiqi Omar Hiraab.
- Cabdi Shekh Fiqi Omar.
- Cabdi Sufi Fiqi Omar.
- Saruur Fiqi Omar.
- Cabdisamad Fiqi Omar.
- Sheikh Hayti Fiqi Omar.
- Seyle Fiqi Omar.
- Duduble Fiqi Omar.
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ . Adonis & Abbey. p. 10 https://books.google.co.uk/books?id=CXUwAQAAIAAJ. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ {{cite }
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |