Suufi

Sufism

Suufi waa dad wanaagsan oo ku dayo mudan suufi waxaa eh qofkii dunida iyo quruxdeeda ilaahey iyo cibaadadiisa ka doortay una koay ilaahey -

Suufi waa firqo kamida firqooyinka islaamka. Waxaa ay badanaa kasoo horjeedaan fikradda Wahaabiga ah.

Hadaad kuxiratid suufiyaasha Xadrooyinkooda sida dareeqada Qadari, Salixi, Axmadi iyo kuwa kale oo dadalka kale waxay kugu xiri hayaa Jaceelk Rabigeen iyo rasuulkeena (Scw), nuur iyo amni iyo imaan iyo qabuul iyo caafimaad waad kahelaysiin.

Suufiga waxa lagu gartaa Cibaado, Jaceel iyo Nabad uu dadka iyo waxa Alle uu abuuray oo idil uhaayo uuna uduceeyo. Waxaa tawassul aasaasi ka ah Soomaaliy waa tariqada Salixiya.