Axmediyya

(Waxaa laga soo toosiyay Ahmadiyya)

Axmediyya ama Ahmadiyya waa firqo kamid ah firqooyinka haysta diinta Islaamka waxayna aaminsanyihiin Mirza Ghulam inuu Mahdi ahaa.