Boggeyga wadahadalka wax ka badal

kusoo dhowoow bogeyga wadahadalka


 
Farriimaha Bulshada (Farrin dir!)

  Waad salaamantihiin dhamaan waxaan tijaabinayaa farriinta gaareeysa dhamaan qofkii haysta ama gashaday boggiisa Farriinta Bulshada.--Abshirdheere (talk) 15:54, 5 Abriil 2013 (UTC)Reply



  Ismaaciil waa ku salaamay, waxaan rabay inaan kuu sheego adeegso tusmada ah {{sidebar with collapsible lists}} maxaa yeelay tusmada {{infobox}} waxay meesha ka dhigaysaa qaab dheer oo dadku ku wareerayaan aqrinteeda, sida tusaale ahaan aan ka dhigay tusmada ah {{Cali}} mahadsanid.--Abshir Dheere (talk) 12:10, 29 Jannaayo 2014 (UTC)Reply













Tallo Kale wax ka badal

Waan ku salaamay mar kale, si aad u fahanto qaabka wax loo qoro waxaad akhridaa Boga Caawinaada.

Marka hore ku soo tababaro Bacaadka, ka dib isku day inaad waxka bedesho maqaalada aad wax ka taqaano ama aad balaadhiso maqaalada qoraalka yar.

Ugu dambayn, ha ilaawin inaad saxiixdo fariinta aad aniga ama qof kale u reebayso adigoo qoraya

 ~~~~

Mahadsanid,

Ismail Suge (talk) 13:12, 3 Jannaayo 2014 (UTC)Reply

Mudane Komando salaan iga gudoon way fiican tahay inaad soo fahmeyso isticmaalka so.wikipedia. Markaa rabto inaad qoraal wax ka bedesho ku dhufo meesha ay ku qoran tahay "Wax Ka Bedel Xogta" ka dib ku qor ama ka bedel wixii aa rabtey inaad ku darto. Markaa dhamays tirto qoraalkaada waxaa riixi botonka ay ku qoran tahay "Boga Kaydi".

Sida wax loo qoro wax ka badal

Marka aa rabtid inaad wax qorto waa inaad taqaano waxa aad qorayso isla markaana aad heysataa cadaymo, xigasho, tusaaleyaal, sawiro, jadwalo, fiidiyo, maab iwm. Qoraal qalalan ma fiicna sidaas darteed waa inaad soo ururisaa akhbaar dhamays tiran, kuwaasi oo inta badan aad ka heli karto en.wikipedia. Marka aad rabto in aad kelmad ka dhigto mid "link" ah oo ku dhex jirta qoraal waxaad dhinacyada ka marin astaamahan [ [ ] ]. Tusaale ahaan Ismaaciil. Marka aad rabto inaad eray ka dhigto mid "bold" ah waxaad dhinacyada ka marin ' ' ' ' ' ' tusaale ahaan Soomaaliya. Sidoo kale hadii aad rabto inaad qaloociso (italic) qoraalka iyadna dhinacyada ka mari ' ' ' ' tusaale Afrika. Hadii aa sameeyn rabto liisto waxaad isticmaali kartaa * iyo #. Tusaale ahaan:

  • Soomaaliya
    • Somaliland
    • Puntland
    • Koonfurland
      • Goboland
      • Geesoland
  1. Afrika
    1. Bariga Afrika
    2. Koonfur Afrika
    3. Galbeed Afrika
    4. Waqooyiga Afrika
  2. Aasiya
    1. Bariga Dhexe
    2. Bariga Fog

Marka aad rabto inaad sawir ku darto qoraalkaaga iyadna astaamahan ayaad dhinacyada ka marin [ [ ] ] tusaale ahaan File:Rashidun Caliph Abu Bakr as-Șiddīq (Abdullah ibn Abi Quhafa) - أبو بكر الصديق عبد الله بن عثمان التيمي القرشي أول الخلفاء الراشدين.svg. Waxa intaasi dheer, qoraalada waxaa lagu daraa xigasho iyo cadaymo muujinaya in qoraalkaadu sax yahay isla markaana leeyahay meel loo raaco. Si aad u fahanto kuwaasi fadlan soo siyaaro qaar ka mid ah bogaga aan qoray Dhul, Meere, Curiye, Diwaanka Curiye, Baabiyloon, Mesobotaamiya, Bahda Qoraxdu Midaysay, Lambar 2, Dayax, Abu Bakr, Cali, Cumar. Waa iska uun tusaale si aad u fahanto qaabka wax qoraalka. Nabadeey, Ismail Suge (talk) 19:37, 27 Jannaayo 2014 (UTC)Reply

Article requests in Somali wax ka badal

Hi! Do you do article requests in Somali? WhisperToMe (talk) 08:25, 16 Juun 2014 (UTC)Reply