Komando222
Joined 18 Diseembar 2013
Magac: komando
![]() |
Isticmaalahan waa Soomaali |
![]() |
Isticmaalahan wuxuu jecelyahay nabada Soomaaliya |
Wikipedia:Babel | ||
| ||
| ||
Raadi luqad isticmaalayaasha |
Igu saabsanEdit
Waxaan ahay isticmaale mararka qaar wax ku qora wikipediaha qeebta Afka-Soomaaliga. Waxaan aad u jecelahay horumarinta luuqadeena hooyo iyo in la helo macluumaad cilmiyeysan oo ku qoran Af-Soomaali. Wixii awoodeyda ah waan ka qeeyb qaadan shaqadaas. Wixii macluumaad ama su'aal ah fadlan fariintaada iigu qor Bogeyga wadahadalka
Ku soo dhawoow Boggayga wadahadalka! Waxaan fariintaada kuugu soo jawaabi Boggaada, hadii aad tahay qof aan ciwaan ku lahayn wikipedia, halkan ayaan kugu soo jawaabi
Maqaaladii ugu dambeeyeyEdit
- 18:13, 22 Jannaayo 2021 Boğaziçi Sultans (taariikh | wax ka badal) [678 bayt] Sarponaran (Wadahadal | ku darsasho) (Bog cusub: '''Boğaziçi Sultans''' waa kooxdii ugu horreysay ee ah turkiga ee kubbadda cagta Mareykanka, oo lagu aasaasay 1987 Jaamacadda Boğaziçi ee Istanbul. Kooxdaas oo hore...) Tag: wax ka badalka muuqaalka ah
- 16:14, 22 Jannaayo 2021 Maxkamadda Sare ee Somaliland (taariikh | wax ka badal) [1,688 bayt] Siirski (Wadahadal | ku darsasho) (Samee turjumidda bogga "Supreme Court of Somaliland") Tags: nuxurka turjumaadda ContentTranslation2
- 15:53, 22 Jannaayo 2021 Garsoorka Somaliland (taariikh | wax ka badal) [8,976 bayt] Siirski (Wadahadal | ku darsasho) (Samee turjumidda bogga "Judiciary of Somaliland") Tags: nuxurka turjumaadda ContentTranslation2
- 14:47, 19 Jannaayo 2021 American Football 1 League ee Turkiga (taariikh | wax ka badal) [1,050 bayt] Sarponaran (Wadahadal | ku darsasho) (Bog cusub: {{Infobox organization|name=American Football 1 League ee Turkiga|native_name=Türkiye Korumalı Futbol 1. Ligi|location_country={{TUR}}|website={{URL|http://www.korumalifutbol.gov.tr/...) Tag: wax ka badalka muuqaalka ah
- 12:20, 18 Jannaayo 2021 Su'aallo Diini ah iyo Jawaaba hooda (taariikh | wax ka badal) [225 bayt] 41.223.109.216 (Wadahadal) (Suaalo ufayni ah) Tags: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada