Boggaga Wikipedia:ha waxaa ku jira dad ku hadla luqado kala duwan, waxayna ugu hadlaan si kala darajo duwan. Qaar waxay u tahay afkooda hooyo qaarna waxay ka yaqaanaan wax yar. Si ay dadka isu fahmaan waxaa la soo bandhigay caalaamado la'isku fahmo, kuwaasi oo luqad walba loo sameeyay shan darajo.
Si'aad u soo bandhigtid luqadaha aad taqaano waxaad bogaada ku darikarta sida tusaalayaashan hoos ku qoran.
- Ku bilaaw sidan {{Babel-
- kadibna qor lambar, kaasoo u dhigma inta luqad aad raabto ka dibna daba dhig |
- Tusaale: {{Babel-3| oo u dhiganta sedex luqadood
- Kadibna ku siidar koodhaka luqadaha aad rabtid oo ay daba socoto 1-4, kaa soo u dhigma darajada aqooneed ee luqadaas. Hadii aad ka tagtid lambarka waxaa la'macnatahay in ay luqada tahay midii afkaaga hooyo.
- Ugu dambaytana waxaa kusoo xirtaa labo qaansohireed }}