Ra'iisul wasaarayaashii Soomaaliya
Liis ka kooban ra'iisul wasaarayasha somalia soo maray
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya (Af Ingiriis : Prime Minister of Somalia) waa madaxa dowlada wadanka Soomaaliya. Tan ilaa 1956dii, markii la aasaasay xafiiska Ra'isal Wasaaraha, waxaa wadanka Soomaaliya ra'isal wasaare ka noqdey 22 qof oo iska dambeeyay xilka. Qofkii ugu horeeyay ee xilka qabta wuxuu ahaa Cabdullahi Ciise Maxamuud kaasi oo talada hayay wakhti ka horeysay Xornimadii Soomaaliya. Maanta waxaa xafiiska ra'isal wasaaraha Dawladda federaalka Soomaaliya ku fadhiya Xasan Cali Khayre,[1] kaasi oo soo magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed "Farmaajo".
Raisulwasaraayaashii Somaliya
wax ka badalMagaca | Sawirka | Dhashay–Dhintay | Ladoortay | Xafiska qabtay | Xafiska kategey | Xisbigiisa | |
---|---|---|---|---|---|---|---|
Dowladii Daakhiliga aheyd ee Soomaaliya (1956–1960) | |||||||
1 | Cabdullaahi Ciise | 1921–1988 | — | 29 February 1956 | 1 July 1960 | SYL | |
• Jamhuuriyadda Soomaaliya (1960–1969) • | |||||||
2 | Maxamed Cigaal Raisulwasaare KMG |
1928–2002 | — | 1 July 1960 | 12 July 1960 | SYL | |
3 | Cabdirashiid Sharmarke | File:Sharmaarke.jpg | 1919–1969 | — | 12 July 1960 | 14 June 1964 | SYL |
4 | Cabdirisaaq Xuseen | 1924–2014 | — | 14 June 1964 | 15 July 1967 | SYL | |
(2) | Maxamed Cigaal | 1928–2002 | — | 15 July 1967 | 1 November 1969 | SYL | |
Majirin RW xilgaas (1 November1969–1 February 1987) | |||||||
• Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Soomaaliya (1969–1991) • | |||||||
5 | Maxamed Samatar | 1931–2016 | — | 1 February 1987 | 3 September 1990 | XHKS | |
6 | Maxamed Madar | 1939–2005 | — | 3 September 1990 | 24 January 1991 | XHKS | |
7 | Cumar Carte | 1930–2020 | — | 24 January 1991 | May 1993 de facto to 3 Jan 1997 |
USC | |
Vacant (May 1993 - 8 Oct 2000) | |||||||
• Dowlada Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya (2000-2004) • | |||||||
8 | Cali Galayr | 1941–2020 | — | 8 October 2000 | 28 October 2001 | Madaxbanaan | |
— | Cusmaan Jaamac Cali Raisulwasaare KMG |
1941– | — | 28 October 2001 | 12 November 2001 | Madaxbanaan | |
9 | Xasan Abshir | 1945–2020 | — | 12 November 2001 | 8 December 2003 | Madaxbanaan | |
10 | Maxamed Yuusuf | 1945– | — | 8 December 2003 | 23 December 2004 | Madaxbanaan | |
• Dowladda federaalka kumeelgaarka ee Soomaaliya (2004-2012) • | |||||||
11 | Ali Ghedi | 1952– | — | 23 December 2004 | 30 October 2007 (Iscasilay) |
Madaxbanaan | |
— | Saalim Ibroow Raisulwasaare KMG |
1942– | — | 30 October 2007 | 24 November 2007 | Madaxbanaan | |
12 | Nuur Cade | File:Nuur Xasan Xuseen.jpg | 1938–2020 | — | 24 November 2007 | 14 February 2009 | Madaxbanaan |
13 | Cumar Sharmaarke | 1960– | — | 14 February 2009 | 24 September 2010 | Madaxbanaan | |
— | Cabdiwaaxid Goonjeex Raisulwasaare KMG |
1962– | — | 24 September 2010 | 1 November 2010 | Madaxbanaan | |
14 | Maxamed Cabdulaahi Maxamed | 1962– | — | 1 November 2010 | 19 June 2011 | Madaxbanaan | |
15 | Cabdiweli Gaas | 1965– | — | 19 June 2011 | 20 August 2012 | Madaxbanaan | |
• Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (2012–present) • | |||||||
(15) | Cabdiweli Gaas Raisulwasaare KMG |
1965– | — | 20 August 2012 | 17 October 2012 | Madaxbanaan | |
16 | Cabdi Shirdoon | 1958– | — | 17 October 2012 | 21 December 2013 | Madaxbanaan | |
17 | Cabdiwali Sheekh Axmed | 1959– | — | 21 December 2013 | 24 December 2014 | Madaxbanaan | |
13 | Cumar Sharmaarke | 1960– | — | 24 December 2014 | 8 February 2017 | Madaxbanaan | |
(14) | Hassan Khayre | 1968– | — | 23 February 2017 | 25 July 2020 | Nabad Iyo Nolol | |
(15) | Mahdi Guleid Raisulwasaare KMG | 1973– | — | 25 July 2020 | 18 September 2020 | Nabad Iyo Nolol | |
(16) | Mohamed Hussein Roble | 1963– | — | 18 september 2020 | 15 May 2022 | Madaxbanaan | |
17 | Hamse Abdi Barre | 15
May 2022 |
_______ |
UPD | |||
Sawiro Ra'iisal Wasaarayaasha
wax ka badalSidoo kale fiiri
wax ka badalwaxaa jira xog intaan kabadan oo ay Soomaaliya leedahay
Tixraac
wax ka badal- ↑ The first Prime Minister was Abdullahi Issa Mohamud, who served prior to independence in the Trust Territory of Somaliland. The incumbent Prime Minister of the Federal Republic of Somalia is Hassan Ali Khayre.