Xasan Abshir

siyaasi soomaaliyeed


Xasan Abshir Faarax wuxuu dhashtay sanadka marka oo ahaa 1941dii, wuxuu ahaa nin siyaasi militari ah. Xassan abshir wuxuu mar ahaa taliyaha ciidanka militariga Soomaaliya waqtigii oo mudane Maxamed Siyaad Barre madaxweyne ahaa. 1970kii Xassan abshir wuxuu ahaa Guddoomiyaha magaalada muqdisho. wuxuuna maamul ka ahaa Shabeellaha Hoose iyo Bakool. Xasan abshir wuxuu mar ka shaqeen jiray safaaradaha ee soomaaliya ku lahaan jirtay dalalka Jabaan iyo Jarmalka. madaxweynaha DKMG Abdullahi Yusuf wuxuu Xasan abshir u doortay wasiirka maamulka Puntland, sanadka marka oo ahaa 1999. Xassan abshir waxaa loo doortay Raiisul wasaaraha DKMG ee soomaaliya sanadka marka oo ahaa 12 Nofeembar ilaa 8 Diseembar 2003. 2003 DKMG waxee xassan abshir u dooratay wasiirka kaluunka. laakiin wuxuu aad uugu dadaali jiray dhinaca nabadeenta dalka soomaaliya.

Xasan Abshir Faarax
Xasan Abshir


Macluumaad gaar ah