Cumar Carte Qaalib
wuxuu ahaa madaxweynihii qaramada midoobay 1972
(Waxaa laga soo toosiyay Cumar Carte)
Cumar Carte Qaalib (dhashay 1930) waa siyaasi Soomaaliyeed . Waxa uu ahaa Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Soomaaliya ka bilaabato Janaayo 24, 1991 ilaa May 1993. [1] wuxuu hore u ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ka bilaabato 1969 ilaa 1977.
Umar Arteh Ghalib عمر عرتي غالب | |
---|---|
![]() | |
7aad Raiisul wasaaraha soomaaliya | |
Xafiiska 24 January 1991 – May 1993* | |
ka horeeyay | Maxamed Xawaadle Madar |
Ku xigay | Cali Khaliif Galayr (2000) |
Wasaaradda Arrimaha Dibadda | |
Xafiiska 1969–1977 | |
ka horeeyay | Xaaji Faarax Cali Cumar |
Ku xigay | Siyaad Barre |
Faahfaahin shaqsiyadeed | |
Dhashay | 1930 (Da'diisu waa 90–91) |
Xisbiga | Somali Youth League |