Mahdi Maxamed Guuleed

(Waxaa laga soo toosiyay Mahdi Guleid)

Mahdi Maxamed Guleed "Khadar" (; ) waa ku-simaha Ahna Raysal wasaaraha Waqti xaadirkan Ra'iisul wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya kaasi oo horey u ahaa Ra'iisul wasaare ku xigeen wakhtiyadii udhexeeyay 21 Maarso 2017 ilaa 25 Luulyo 2020.[3]

Mudane

Mahdi Maxamed Guuleed "Khadar"
"مهدي محمد جوليد "خضر
Prime minister mahdi gulaidh khadar.jpg
Mahdi 2020
Ku-simaha Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya[1]
xafiiska la wareegay
25 Luulyo 2020
Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed
ka horeeyay Xasan Cali Khayre
Ra'iisul waraarahe ku xigeenka 19aad
Xafiiska
21 Maarso 2017 – 25 Luuliyo 2020
Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed
Raiisel wasaare Xasan Cali Khayre
ka horeeyay Maxamed Cumar Carte[2]
Faahfaahin shaqsiyadeed
Dhashay
Mahdi Maxamed Guuleed

Awaare, Itoobiya
Xisbiga Madaxbannaaan
Ciyaalka 7
Degenaansho Muqdisho, Soomaaliya
Waxbarasho University of London
Abaalmarinta 2

Khadar farogelin muu ka yeelin arrimaha Dhulka muransan (Waqooyiga Soomaaliya)

HordhacEdit

Mahdi maxamed guuleed wuxuu ka soo jeeda beesha ugu balaadhan isaaq ee Ciidagale Mahdi guuleed waa Raysal wasaaraha waqti xaadirkan sii hayaha ah. Waana nin aad u firfircoon karti badan wax qabadkiisu Aad u cad yahay Soomali oo dhana jeceshahay

TixraacEdit