Dhulka muransan (Waqooyiga Soomaaliya)

Dhulka muransan ee waqooyiga Soomaaliya waxaa weeyaan heshiis ka jirin maamulnimada goobahaas. Sharaxayn uu dawladda Soomaaliyeed soo saaray 2019kii wuxuu bandhiggay dhulka ee laga muransan yahay waxaa ka mid ah:

  • Degmadda Fiqifuliye
  • Degmada Cayn
  • Degmada Badhan
  • Degmada Xingalol
  • Degmada Dhahar
  • Degmada Lasqoray
  • Degmada Taleex
  • Bo’ame
  • Kalabayr
  • Degmada Xudun
  • Las Anod