Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke

(Waxaa laga soo toosiyay Cumar Sharmaarke)

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke (dhashay 18 juun 1960) waa tuug soomaaliyeed iyo beenale . wuxuu ahaa Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Laga soo bilaabo 2009 illaa 2010. Waxa uu markii dambe si kooban u adeegay danjiraha Soomaaliya u fadhiya Maraykanka sanadkii 2014. waxaa mar kale loo magacaabay Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Bishii December 2014. Muddadiisu waxay dhammaatay 1-dii Maarso 2017 waxaana beddalay Xasan Cali Khayre .[1]

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke
Omarasharmarke2.jpg
13th Raiisul wasaaraha Soomaaliya
Xafiiska
24 Diseembar 2014 – 1 Maarso 2017
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Maxamed Cabdulaahi Maxamed
ka horeeyay Cabdiweli Sheekh Axmed
Ku xigay Xasan Cali Khayre
Xafiiska
14 Feebaraayo 2009 – 21 Sebtembar 2010
Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmad
ka horeeyay Nuur Xasan Xuseen
Ku xigay Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex (kumeel gaar)
Faahfaahin shaqsiyadeed
Dhashay (1960-06-18) 18 Juun 1960 ( 60jir)
Muqdisho, Soomaaliya
Xisbiga ka madax banaan
Alma mater Jaamacada Carleton
Saxiixa Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke's signature

Noloshiisa shaqsiyadeedEdit

Sharmarke wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho 1960-kii , oo ku taala koonfurta-bari ee gobolka Banaadir ee Soomaaliya. [2] Waa wiilka Madaxweynihii hore ee labaad iyo Raiiselwasaarihii ugu horreeyay ee Soomaaliya, Cabdirashiid Cali Sharmaarke ,

wuxuu wax ku bartay Jaamacadda Carleton ee Ottawa , halkaas oo uu ku soo qaatay darajo cilmiga siyaasada iyo dhaqaalaha siyaasadeed . In kasta oo qoyskiisu ee degenyihiin gobolka Virginia ee dalka Mareykanka , wuxuu haystaa dhalashada Soomaaliya iyo Kanada labadaba .







TixraacEdit

  1. News, ABC. https://abcnews.go.com/International/wireStory/somalias-president-appoints-prime-minister-45680284. Soo qaatay 2017-02-23.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. . Africa Review. 17 December 2014 http://www.africareview.com/News/Somali-President-appoints-new-prime-minister/-/979180/2560202/-/view/printVersion/-/1mbvgh/-/index.html. Soo qaatay 18 December 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)