Nuur Cade

(Waxaa laga soo toosiyay Nuur Xasan Xuseen)

Nuur Xasan Xuseen Af Carabi : ar‎‎; 2 February 1938 – 1 April 2020), sidoo kale loo yaqaan Nuur Cade,[2][3] wuxuu ahaa siyaasi Soomaaliyeed , oo soo qabtay xilka Raiisul wasaare. ee Soomaaliya laga soo bilaabo Nofeembar 2007 ilaa Febraayo 2009. Nuur xassan Wuxuu ka soo jeedaa magaalada Muqdisho, wuxuuna ka dhashay beesha Celi cumar ee Abgaal ee Hawiye .[4]

Nuur Xasan Xuseen
نور حسن حسين
Raiisul wasaarihii 12aad
Raiisul wasaarihii 12aad [[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
24 November 2007 – 14 February 2009
MadaxweyneAbdullahi Yusuf Ahmed
Adan Mohamed Nuur Madobe (Acting)
Sharif Sheikh Ahmed
Ku xigeenAhmed Abdisalam
ka horeeyaySalim Aliyow Ibrow (Acting)
Ku xigayOmar Abdirashid Ali Sharmarke
Faahfaahin shaqsiyadeed
Dhashay(1938-02-02)2 Febraayo 1938[1]
Near Juba River, Italian Somaliland
(now Somalia)
Dhintay1. Abriil 2020(2020-04-01) (da'da 82jir)
Camberwell, London, England
XisbigaDF
.

Taariikh nololeed wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. New York Times Obituary
  2. Abdi, Rashid (22 November 2007). BBC News http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/7106979.stm.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. http://www.irinnews.org/report/85051/somalia-conflict-timeline-2000
  4. . 22 November 2007 https://www.reuters.com/article/us-somalia-conflict-hussein/factbox-new-somali-pm-nominee-nur-hassan-hussein-idUSL2261597020071122.  Maqan ama ebar |title= (caawin)