Cabdiwaxid Goonjeex
(Waxaa laga soo toosiyay Cabdiwaaxid Goonjeex)
Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex oo loo yaqaan Cadiwaaxid Goonjeex , [1] waa siyaasi soomaali ah. Wuxuu hadda yahay Senator ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ee matalaya gobolka Galguduud, degmada Caabudwaaq. Laga soo bilaabo bishii Sebtembar ilaa Oktoobar 2010, wuxuu ahaa ku simaha Raiisul Wasaaraha Soomaaliya , jagadii uu ka dhaxlay Cumar C / rashiid Cali Sharmarke .[2][3] Kahor magacaabistiisa, Goonjeex wuxuu ahaan jiray Ku Xigeenka Ra'iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Gaadiidka dowlada federaalka.[4]
Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex عبدالواحد عبدي علمي غونجاه | |
---|---|
Raiisul wasaaraha Soomaaliya Acting | |
Ambassador to Welcome | |
Xafiiska 24 Sebtembar 2010 – 31 Oktobar 2010 | |
Madaxweyne | Shiikh Shariif Shiikh Axmad |
ka horeeyay | Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke |
Ku xigay | Maxamed Cabdulaahi Maxamed Current position =Senator ka tirsan aqalka sare ee dowladda Soomaaliya |
Faahfaahin shaqsiyadeed | |
Dhashay | Dusamareeb galgaduud soomaaliya |
Xisbiga | Dowlada Federalka Ku Meel Gaarka ah |
Bartamihii sanadkii 2012, Goonjeex wuxuu isu soo sharaxay inuu yahay murashax doorashadii madaxtinimada Soomaaliya ee 2012.[5]
Tixraac
wax ka badal- ↑ http://sunatimes.com/articles/445/SomaliaSharmarke-Hands-Over-to-Acting-Prime-Minister
- ↑ Rulers – Prime Minister of Somalia – Abdiwahid Elmi Gonjeh
- ↑ Somali interim PM hails changes in gov't as "historic"
- ↑ . 22 September 2010 https://web.archive.org/web/20120108165141/http://www.africanews.com/site/Somalia_President_appoints_acting_PM/list_messages/34774. Waxaa laga kaydiyay the original 8 January 2012. Soo qaatay 13 June 2012. Barameter aan la aqoon
|url-status=
ignored (caawin); Maqan ama ebar|title=
(caawin) - ↑ . 10 September 2012 http://www.capitalfm.co.ke/news/2012/09/somalias-presidential-vote/. Soo qaatay 10 September 2012. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)