Cumar Sharmaarke
Cumar Sharmaarke (dhashay 18 juun 1960) soomaaliyeed
Cumar Sharmaarke | |
---|---|
13th Raiisul wasaaraha Soomaaliya | |
Ambassador to Welcome | |
Xafiiska 24 Diseembar 2014 – 1 Maarso 2017 | |
Madaxweyne | Xasan Sheekh Maxamuud Maxamed Cabdulaahi Maxamed |
ka horeeyay | Cabdiweli Sheekh Axmed |
Ku xigay | Xasan Cali Khayre |
Ambassador to Welcome | |
Xafiiska 14 Feebaraayo 2009 – 21 Sebtembar 2010 | |
Madaxweyne | Shiikh Shariif Shiikh Axmad |
ka horeeyay | Nuur Xasan Xuseen |
Ku xigay | Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex (kumeel gaar) |
Faahfaahin shaqsiyadeed | |
Dhashay | Muqdisho, Soomaaliya | 18 Juun 1960
Xisbiga | ka madax banaan |
Alma mater | Jaamacada Carleton |
Saxiixa | File:Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke signature.svg |
wuxuu ahaa Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Laga soo bilaabo 2009 illaa 2010. Waxa uu markii dambe si kooban u adeegay danjiraha Soomaaliya u fadhiya Maraykanka sanadkii 2014. waxaa mar kale loo magacaabay Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Bishii December 2014. Muddadiisu waxay dhammaatay 1-dii Maarso 2017 waxaana beddalay Mudane prof Cabdi wali Cali gaas .[1]
Noloshiisa shaqsiyadeed
wax ka badalSharmarke wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho 1960-kii , oo ku taala koonfurta-bari ee gobolka Banaadir ee Soomaaliya. [2] Waa wiilka Madaxweynihii hore ee labaad iyo Raiiselwasaarihii ugu horreeyay ee Soomaaliya, Cabdirashiid Cali Sharmaarke ,
wuxuu wax ku bartay Jaamacadda Carleton ee Ottawa , halkaas oo uu ku soo qaatay darajo cilmiga siyaasada iyo dhaqaalaha siyaasadeed . In kasta oo qoyskiisu ee degenyihiin gobolka Virginia ee dalka Mareykanka , wuxuu haystaa dhalashada Soomaaliya iyo Kanada labadaba .
Tixraac
wax ka badal- ↑ News, ABC. https://abcnews.go.com/International/wireStory/somalias-president-appoints-prime-minister-45680284. Soo qaatay 2017-02-23. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ "Nuqul Archive". Africa Review. 17 December 2014. Waxaa laga kaydiyay the original 18 Bisha Laba iyo Tobnaad 2014. Soo qaatay 18 December 2014. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin)