RPD soomaalidu ugu dhawaaqdo (Aar Bee Dee) ama Qasnad Canjeero (Af-ruushручной пулемёт Дегтярёва Af Ingiriis : RPD machine gun) waa qori gacmeed darandoori u dhaca cabirkiisu yahay 7.62mm, waxaa sameeyay midowgii sofiyet ninka la oran jiray Vasily Degtyaryov.
qorigaan ayaa qaata silis iyo qasnad, wuxuuna ka horeeyay Daba jeexa, soomaalida qayb ka mida ayaa u yaqaana Qasnad Canjeero.

LMG-RPD-44
Askari ka soo jeeda afrikada dhexe oo wata RPD
Ciidanka bada ee masar
Askari marins ah 

RPD la cabaynayo
RPD light machine gun.
qoriga RPD oo lagu qabtay ciraaq qaab sharci darro ah

Wadamada adeegsada wax ka badal

Sidoo kale aqri wax ka badal

Xigasho wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  • Gander, Terry; Charles Q. Cutshaw (February 2002). Jane's Infantry Weapons, 2002–2003. Surrey, United Kingdom: Jane's Information Group. ISBN 978-0-7106-2434-5. 
  • Woźniak, Ryszard (2002). Encyklopedia najnowszej broni palnej—tom 4 R-Z. Warsaw, Poland: Bellona. ISBN 83-11-09312-1. 

Xiriiriye dibadeed wax ka badal