Kambodiya
Kambodiya ama Boqortooyada Kambodiya (Khmer:ព្រះរាជាណាចក្រកម្ពុជា). waa wadan ku yaala Koonfurta Bari ee qaarada Aasiya. wadanka waxoo xuduud la leeyahay wadamada Thailand, Laos, Vietnam iyo gacanka thailand oo ka xiga Koonfurta. magaalo madaxda wadanka waa Phnom Penh. xukunka kanboodiya waa boqortoyo barlamaani ah boqorka hada joogaa waa calanka masaafada kamboodiya waxa ay dhantahy. 181,035 klm oo isku wareeg ah dadka kunoolina waxa ay tirahaan gaadhayaan qiyaastii 14 milyan oo qof dadka reen kamboodiya waxa ay ka koobanyihiin laba qawmiyadood oo kala ah qawmida Khmer iyo qawmiyada kale ee lagu magaacabo terafada laakiin wxa kale oo wadanka kunool dad muslim ah oo badan. dhaqaalaha ugu wayn ee kambodyaa waabeeraha inkabadan $59 waa beeralay.
Kingdom of Cambodia ព្រះរាជាណាចក្រកម្ពុជា (Khmer)
|
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Hal ku dheg: ជាតិ សាសនា ព្រះមហាក្សត្រ "Nation, Religion, King" |
||||||
Heesta qaranka: Nokor Reach Majestic Kingdom |
||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Phnom Penh | |||||
Luqadaha rasmiga ah | Khmer | |||||
Spoken languages | ||||||
Official script | Khmer script | |||||
Qaybaha qoomiyedaha (2018) | ||||||
Dadka | Cambodian Khmer |
|||||
Xukunka | Unitary dominant-party parliamentary elective constitutional monarchy | |||||
- | King | Norodom Sihamoni | ||||
- | Prime Minister | Hun Sen | ||||
- | President of the Senate | Say Chhum | ||||
- | President of the National Assembly | Heng Samrin | ||||
Sharci dejinta | Parliament | |||||
- | Aqalka sare | Senate | ||||
- | Aqalka hoose | National Assembly | ||||
Formation | ||||||
- | Funan Empire | 50/68 AD–550 AD | ||||
- | Chenla Empire | 550–802 | ||||
- | Khmer Empire | 802–1431 | ||||
- | Middle Period | 1431–1863 | ||||
- | Independence (from France) |
9 November 1953 | ||||
- | Admitted to the United Nations | 14 December 1955 | ||||
- | Paris Peace Accords | 23 October 1991 | ||||
- | Monarchy restored | 24 September 1993 | ||||
- | ASEAN Declaration | 30 April 1999 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 181,035 km2 (88th) 69,898 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 2.5 | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2018 qiyaasta | 16,245,729 | ||||
- | 2008 Tirakoob | 13,395,682[4] | ||||
- | Mugga Dadka | 81.8/km2 (118th) 211.8/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2018 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $70.302 billion[5] | ||||
- | Qof qof | $4,325[5] | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2018 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $24.605 billion[6] | ||||
- | Calaa qof | $1,563[7] | ||||
Qaybsiga (2011) | 31.8[8] (medium) | |||||
Kobaca (2015) | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.563[9] (medium / 143rd) | |||||
Lacagta | Riel (៛) (KHR ) |
|||||
Waqtiga | KRAT/ ICT (UTC+07:00) | |||||
Taariikhda | dd/mm/yyyy | |||||
Wadista Baabuurta | right | |||||
Thiinada telka | +855 | |||||
Furaha Internetka | .kh |
Taariikh
wax ka badal
|
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
- ↑ http://minorityrights.org/minorities/ethnic-vietnamese/. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ http://minorityrights.org/minorities/chinese-2/. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ http://minorityrights.org/minorities/cham/. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Cambodian National Institute of Statistics, accessed 6 June 2012.
- ↑ 5.0 5.1 . International Monetary Fund http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2017/01/weodata/weorept.aspx?sy=2018&ey=2022&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=522&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC&grp=0&a=&pr.x=43&pr.y=15. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ https://www.khmertimeskh.com/50507745/government-issues-flattering-report-ahead-of-national-election/
- ↑ https://www.khmertimeskh.com/50507745/government-issues-flattering-report-ahead-of-national-election/
- ↑ . World Bank http://data.worldbank.org/indicator/SI.POV.GINI. Soo qaatay 29 August 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ (PDF). United Nations http://hdr.undp.org/sites/default/files/2016_human_development_report.pdf. Soo qaatay 21 March 2017. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)