Magaalo Cad (Af Ingiriis : Magala-Cad District) waa degmo ku taala waqooyigalbeed gobolka Maroodi eex ee wadanka somaliland.

Magaalo Cad

Magala-Cad
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
WadanFile:Flag of somalia.svg Somaliland
GobolAwdal
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Bulshada wax ka badal

Sida lagu xusan tirokoob madaxbanaan oo Qaramada Midoobay hay'ado ka mid ah sameeyeen sanandkii 2012, waxaa la sheegay in bulshada magaalada Magaalo Cad dhan tahay iaa 322 qof kuwaasi oo iskugu jira xoolo-dhaqato iyo ganacsato. Bulshada ku dhaqan magaaladan waxay u badan yihiin dad Soomaali ah, kuwaasi oo ka soo jeeda beelaha Sacad muuse Habar awal isaaq.


Magaalooyinka Maamulka Saylac iyo Lughaya wax ka badal

Maamulka Saylac & Lughaya
Magaca magaalada Bulshada
Saylac 8,600
Lawyacado 1,600
Lughaya 1,501
Ceel Gaal 124
Cabdulqaadir (degmo) 567
Xariirad 678
Caasha Cado 421
Jidhi 249

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Xigasho wax ka badal

Tixraac iyo Linkiyo wax ka badal