Waroodka Baki (Af Carabi : ar‎) waa degmo ka tirsan gobolka Awdal ee briga wadanka Somaliland.[1]

Waroodka Baki

باکی
Script error: The function "Somaliland" does not exist.
Country Somaliland
gobolAwdal
CaasimadaBaki
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Degmada Baki waxaa xarun u ah magaalada qadiimiga ah ee Baki.Baki waxa ay ahayd caasimadii hore ee gobolka awdal

waxayna ku caan tahay degmada Baki xoola dhaqashada beeraha iyo macdanta oo laga qoto [1]

waxaana degan ahaan kaso jeeda beelaha maxamed case Reer maxamed

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. 1.0 1.1 Districts of Somalia, Statoids

Tixraac iyo Linkiyo