Baki
Baki (Af Carabi : ar) waa degmo ka tirsan gobolka Awdal ee waqooyi galbeed wadanka Somaliland.[1]
Baki باکی | |
---|---|
Dalka | File:Flag of somalia.svg Somaliland |
Gobolada | Awdal |
Degmo | Degmada Baki |
Tirada dadka (200,000) | |
• Dhammaan | 50,400 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Sidoo kale, magaaladani oo ku taala Gobolka Awdal waxayna kutaala dhanka waqooyi galbeed ee dalka. Baki waa mesha ugu waxa soo saarka badan xaga khudrada gabi ahaan Awdal oo dhan.
Magaalada Baki waxay ka tirsan tahay Degmada Baki.
Sidoo kale fiiri
Xigasho
- ↑ Districts of Somalia, Statoids
Tixraac iyo Linkiyo
- Administrative map of Baki District
- Administrative map of Zeila District
- . Life & Peace Institute. p. 23. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
Magaaloyaasha Gobolka Awdal | |
---|---|
Baki · Bon · Boorama · Dilla · Lughaya · Saylac |