Degmada Lughaya
Degmada Lughaya (Af Ingiriis : Lughaya District; Af carabi: لوغایا ضلع) waa fadhiga Degmada Lughaya ee dhaca Bariga wadanka Somaliland.[1] Xarunta degmadani waa caasimada xeebta ah ee Lughaya.
Degmada Lughaya لوغایا ضلع Lughaya District | |
---|---|
![]() Meesha dhacdo Degmada Lughaya ee gobolka Awdal. | |
Wadanka |
![]() |
Gobol | Awdal |
Caasimad | Lughaya |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Faallo
Maamulka Saylac & Lughaya, sida dowliga ah loo yaqaano Maamulka Saylac & Lughaya ee Soomaaliya, (Af Ingiriis : State of Zeila & Lughaya of Somalia) ayaa maamula oo ka arimiya deegaanadan oo ku yaala waqooyigalbeed Soomaaliya.
Bulshada
Deegaanada hoosyimaada Degmada Lughaya waxaa lagu cabiraa dhul baaxadiisu le'eg tahay ilaa 10,421 km kaasi ooy ku dhaqan yihiin dad gaadhaya ilaa 82,706. Sida caadiga degmadani waxaa xarun u ah magaalada xeebta ah ee Lughaya. Magaalooyin kale ee ku hareersan ama xidhiidhka leeyihiin waxaa ka mid ah Saylac, Caasha Cado, Xariirad, Jidhi iyo Lawyacado kuwaasi oo dhamaantood ah magaalooyin iyo tuulooyin.
Magaalooyinka Maamulka Saylac iyo Lughaya
Magaca magaalada | Bulshada |
---|---|
Saylac | 8,600 |
Lawyacado | 1,600 |
Lughaya | 1,501 |
Ceel Gaal | 124 |
Cabdulqaadir (degmo) | 567 |
Xariirad | 678 |
Caasha Cado | 421 |
Jidhi | 249 |
Sidoo kale fiiri
Xigasho
- ↑ Districts of Somalia, Statoids
Tixraac iyo Linkiyo
- Administrative map of Zeila District
- . Life & Peace Institute. p. 23. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)