Degmada Saylac
Degmada Saylac AMA Gobolka Salal (Af Ingiriis : Zeila District; Af carabi: منطقة زيلع) waa fadhiga degmada wadanka Somaliland.[1] Xarunta degmadani waa caasimada qadiimiga ah ee Saylac.
Degmada Saylac Gobolka Salal Zeila District | |
---|---|
![]() | |
![]() Meesha ay dhacdo degmada Saylac | |
Country |
![]() |
Magaalo-madax | Saylac |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 18,600 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Deegaanada hoosyimaada: Cabdulqaadir, Saylac, Lawyacado, Lughaya, Ceel Gaal, Xariirad, Caasha Cado, Jidhi. |
BulshadaEdit
Deegaanada hoosyimaada Degmada Saylac waxaa lagu cabiraa dhul baaxadiisu le'eg tahay ilaa 18,566 km kaasi ooy ku dhaqan yihiin dad gaadhaya ilaa 105,000. Sida caadiga degmadani waxaa xarun u ah magaalada qadiimiga ah ee Saylac. Magaalooyin kale oo hoosyimaada maamulkani waxaa la mid ah Lughaya, Caasha Cado, Xariirad, Jidhi iyo Lawyacado kuwaasi oo dhamaantood ah magaalooyin iyo tuulooyin.
Sidoo kale fiiriEdit
Xigasho Eng: Rashid mohamed AliEdit
- ↑ Districts of Somalia, Statoids
Tixraac iyo LinkiyoEdit
- Administrative map of Zeila District
- . Life & Peace Institute. p. 23. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)