Liini
Liini (Af Ingiriis : Orange; Af Carabi : ar) waa midabka u dhexeeya casaanka iyo huruuda, waana midab la sameeyo wakhtiga wax la rinjiyeeynayo. Magaca midabkan waxaa laga keenay khudaarta liinta. Dhaqanka deegaano badan oo caalamka ah waxaa midabka liiniga loo yaqaanaa mid u taagan ku qanacsani, saa'id, dab (olol), halis, xarakaad adag, tijaabo iyo iskafiirin, xilliga dayrta, iyo waxyaabo kale. Laakiin meelo kale oo ka mid ah qaarada Aasiya midabkan wuxuu astaan u yahay diinta Budhaha iyo Hindisamka.[1]
Liini![]() | |
---|---|
![]() | |
Xidhiidhka Midabada | |
Dherer | 590–620 nm |
Xawaare | 505–480 THz |
![]() | |
Qoraalka midabka | #FF6600 |
sRGBB (cs, cg, bl) | (255, 102, 0) |
CMYKH (bx, bs, h, m) | (0, 60, 100, 0) |
HSV (m, j, c) | (24°, 100%, 100%) |
Source | HTML Colour Chart @30 |
B: Lagu hagaajiyey [0–255] (byte) H: Lagu hagaajiyey [0–100] (boqol) |
Guud ahaan, midabka liiniga ah waxaa loogu magac-daray midabka liin macaan bislaatay (taasi oo ah midab huruud iyo casaan khafiif ah).[2]
Sida Dabiiciga iyo DhaqanadaEdit
Sacfaranka loo isticmaalo in lagu midabeeyo xawaashka
Taariikhda iyo FarshaxankaEdit
Wakhtiyadii hore ee wadanka Masar, khubarada farshaxanku waxay aad u isticmaali jireen midab u eg liiniga oo lagu magacaabi jirey "realga" kaasi ooy ku sharaxi jireen qabriyada iyo meelaha ugu fiican qariga boqortooyada.
MuuqaalkaEdit
- Muuqaalada Liiniga
Noocyo Ka Mida LiinigaEdit
Midabo KaleEdit
Midabo KaleEdit
TixraacEdit
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |