Khadiija Qalanjo (Af Carabi : ar‎) waxay ahayd fanaanad, heesa, halabuur, laxanmiiste, qoobka ciyaar, muusigyahan aad loogu aqoonsaday horumarinta Fanka Soomaalida wakhti dadku aqoon badan u lahayn fanka. Sidoo kale, Khadiijo Qalanjo waxay ahayd boqorada quruxda haweenka Soomaaliyeed wakhtiyadii u dhaxeeysan 1975tii ilaa 1983kii.[1] Khadiija Qalanjo waxay ku dhalatay meel u dhow deegaanka Jirjir, Awdal, Soomaaliya wakhti lagu qiyaaso 1948kii. Waxayna heesaha biloowday qiyaastii dhowr iyo lixdankii.

Khadija Qalanjo

خديجة قالانجو‎
Ku dhashay (1948-01-01) Janaayo 1, 1948 ( 76jir)
Jirjir, Awdal, Soomaaliya
Dhimasho1980meyihii
Borama, Awdal
QoomiyadaSoomaali
Dhalasho Soomaaliya
ShaqadaFanaan, Heesa, laxanmiiste, qoobka ciyaar, muusigyahan
Sanadaha Shaqada1970kii ilaa 1980meyihii
Shaqooyinka ugu muhiimsanFanka Soomaalida, Qaaci, Balwo iyo Qaraami
DiintaSuufi Islaam
Notes
Khadiija Qalanjo waxay ahayd Boqorada Quruxda Soomaalida.

Hordhac

Khadiija Qalanjo waxay ahayd gabadh dheer, midab quruxsan oo joog iyo jamaal leh, taasi oo indhaha daawadayaasha soo jiidata. Heesaha fanaanadu waxay u badnaayeen kuwo shukaansi iyo dareen leh.


Qoraalo La Xidhiidha

Cadaymo

Tixraac

  1. Cabdi SInimo heesaha ugu horeeyay