Gegada diyaaradaha Garbaharrey

Gegada diyaaradaha Gerbaharrey (Af Ingiriis : Garbaharey Airport) (IATA: GBM[2]ICAO: GBM) waa gego diyaaradeed u adeega bulshada magaalada Garbaharrey[3] (sidoo kale loo yaqaano Garbaharey), gobolka Gedo ee wadanka Soomaaliya.[4]

Gegada diyaaradaha Garbaharrey
Garbaharey Airport
IATA: GBMICAO: ma lahan
Macluumaad Guud
Nuuca Garoonka Dadweyne
Milkiilaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya
Agaasimaha Garbaharrey
Adeegyada Garbaharrey, Soomaaliya
Joogga Heerka badda 6,500 ft / 3,220 m
Isuduwe 03°19′22″N 042°12′47″E / 3.32278°N 42.21306°E / 3.32278; 42.21306Coordinates: 03°19′22″N 042°12′47″E / 3.32278°N 42.21306°E / 3.32278; 42.21306
Maabka
GBM is located in Somalia
GBM
GBM
Meesha ka dhaco Soomaaliya
Macluumaad
Jihada Dhererka Nuuca dhabaha
m ft
1,050 3,445
Isha warbixinta: [1]

Garoono Kale Soomaaliya wax ka badal

Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.


La Xidhiidha wax ka badal

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. Macluumaadka gegooyinka diyaaradaha Garba Harre, Somalia (GBM) ee laga helo Great Circle Mapper.
  2. . International Air Transport Association http://www.iata.org/publications/Pages/code-search.aspx. Soo qaatay 23 September 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Garbaharey Airport at World-Airport-Codes.com
  4. (PDF). Government of Somalia http://www.somalitalk.com/2010/may/istambul/transport.pdf. Soo qaatay 31 August 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)