Gegada Diyaaradaha Iskushuban

Gegada Diyaarada Iskushuban (Af Ingiriis : Iskushuban Airport; (IATA: CMS ICAO: HCMS ) waa gego-diyaaradeed u adeega magaalada Iskushuban, wadanka Soomaaliya. Wadooyinka loogu talogalay diyaaradaha ma xaaqna mana lahan laami dhisan, laakiin garoonkani wuxuu leeyahay wadooyin aad u balaadhan kuwaasi oo lagu qiyaaso 550 feet (168 m).

Garoonka Diyaarada Iskushuban
Iskushuban Airport
Scusciuban
IATA: CMSICAO: HCMS
Macluumaad Guud
Nuuca Garoonka u adeega bulshada
Adeegyada Iskushuban
Joogga Heerka badda 1,121 ft / 342 m
Isuduwe
Maabka
HCMS is located in Somalia
HCMS
HCMS
Meesha uu ka dhaco Soomaaliya
Macluumaad
Jihada Dhererka Nuuca dhabaha
m ft
09/27 2,300 7,540 Bacaad
14/32 1,580 5,180 Burciid
Isha warbixinta: Google Maps[1]

Garoono Kale Soomaaliya wax ka badal

Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.

La Xidhiidha wax ka badal

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal