Cilmi Fallag

Muuqaalka xidigaha koonka.
Xidigaha, Galaagsiyada iyo Meereyaasha Koonka.

Cilmi Fallag (ingiriis: Astronomy) sidoo kale loo yaqaano Cilmiga Xidigaha waa cilmiga barshada Meereyaasha, Xidigaha, dayaxaanta, Galaagsiyada iyo dhamaan Koon eeynu ku noolnahay.

Cilmi Fallaga waa qeeyb ka mid ah Sayniska oo si toos ah u sharaxa barshada Koonka.

Qofka aqoonta u leh Cilmi Falaga waxaa loo yaqaanaa Xidigisyahan (astronomer).

Taariikhda Cilmi Fallaga wax ka badal

Qeeybaha Cilmi Fallaga wax ka badal

Wadanada ugu fiican Cilmi Fallaga wax ka badal

Xigasho wax ka badal

Qeybaha hoose

Qeybtaan waxaa ku jirto 3 oo ah qeybaha hoose waana 3 oo dhamaantood ah.

C

M