Ceerigaabo

Erigavo

عيرجابو
Flag
Seal
Ceerigaabo is located in Somaliland
Ceerigaabo
Ceerigaabo
Location in Somaliland
Coordinates: 10°37′05″N 047°22′12″E / 10.61806°N 47.37000°E / 10.61806; 47.37000Coordinates: 10°37′05″N 047°22′12″E / 10.61806°N 47.37000°E / 10.61806; 47.37000
WadankaFile:Flag of somalia.svg Somaliland
GobolkaSanaag
DistrictErigavo
Tirada dadka
 • Dhammaan114,846
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Boggani waxa uu ka hadlaya Magaalo ku taala Qaarada Afrika

Hordhac wax ka badal

Ceerigaabo waa magaalo ku taala dalka Somaliland oo ilaa hada dunida iyo Qaramada Midoobay u aqoonsantahay qayb ka mid ah Dawladda federaalka Soomaaliya. Ceerigaabo waa magaala madaxda gobolka Sanaag. Magaaladu waxa ay caan ku tahay Buurta Daalo oo ka mid ah buuraha uqu quruxda badan Soomaaliya. Si aad u daawato sawiro qurux badan oo ka turjumaya quruxda Magaalada Ceerigaabo iyo dhamaan gobolka Sanaag. Fadlan raac linkigan. [1], Sidoo kale si aad u dheehato sawirada quruxda badan ee Buurta Daalo, fadlan raac linkigan. [2]

Cilmi dhul wax ka badal

Magaalada Ceerigaabo waxay ku taala wadanka Soomaaliland, gaar ahaan gobolka Sanaag. Fiiri sawirkan si aad u aragto meesha Magaalada Ceerigaabo ay kaga taalo.

Taariikh wax ka badal

Magaalada Ceerigaabo waxa la sheega in ay jirto qiyaastii ilaa 300 sano. Dadka ku noolana waxa ay ahaayen dad Soomali ah ilaa wakhtigaa. Waayadii hore waxa xukumi jiray Suldaanka Boqortoyadii Warsengali, oo ahaa Suldaanka Beesha Warsengali. Isaga ayaana wakhti dheer xukumayey ilaa iyo wakhtigii Gumaysigii Dawladii Ingiriiska.

Xogta Dadka wax ka badal

Tirada guud ee dadweynaha magaalada Ceerigaabo waa 220,546. Magaalada waxaa ugu horreyn deggan dad ka soo jeeda qowmiyadda Soomaaliyeed. Jufada Habar Yoonis ee Garxajis iyo Muuse Abokor oo ka tirsan Habar Jeclo, Beesha Isaaq waxay degtaa waqooyiga iyo galbeedka magaalada, Dhulbahante iyo Warsangali oo ka tirsan Harti, Beesha Daarood, iyana waxay dagaan koonfur bari ee magaalada Ceerigaabo.

Xog ku saabsan dadka ku nool magaalada Ceerigaabo wax ka badal

Xog Xadi/Celcelis
Celceliska dadka ku nool magaalada 220,546
Celceliska Dadka Haysta Diinta Islaamka 100%
Celceliska Dadka Dhalinyarada ah 60%
Celceliska Dumarka 55%
Celceliska Ragga 45%

Tixraac wax ka badal

[1]

[2]

  1. BBC SOMALI
  2. Xog ururin ay samaysay Hayada UNDP