Barnamijka Horumarka Qaramada Midoobay
- Kani waa maqaal ku saabsan hayada horumarka QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay. Haku khaldin "UNDPI"
- "Boga "UNDP" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Barnaamijka Horumarka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Development Programme, loo soo gaabiyo: (UNDP); Af carabi: برنامج الأمم المتحدة الإنمائي) waa shabakada horumarka Ururka Qaramada Midoobay. Waxa fadhi u ah magaalada New York, wadanka Maraykanka; howlaha ugu muhiimsan ee hayada UNDP qabato waxaa ka mid ah u ololeynta isbedel waxtar leh iyo xidhiidhinta wadanada iyo aqoonta (sida horumarinta waxbarashada iyo aqoonta). Sidoo kale, hayadani waxay ka caawisaa wadanada iyo bulshooyinka ineey helaan waayoaragnimo aqooneed iyo kheyraadka lagu caawin karo dadka si eey horumar u gaadhaan. Waxay bixisaa siminaaro, tabobaro, aqoon korodhsi qurbaha ah (scholarship), agab teknooloji iyo waxyaabaha kale ee muhiimka ah.
Barnaamijka Horumarka Qaramada Midoobay United Nations Development Programme | |
![]() | |
Loo soo gaabiyo | UNDP |
---|---|
Samaysmay | 1965 |
Nooca | Barnaamij QM |
Sharciga | Shaqaysa hada |
Fadhiga |
(Deegaano Caalamiya) |
Hogaanka | Helen Klark |
Ururka leh | ECOSOC[1] |
Website | www.undp.org |
Si kastaba ha ahaate, hayada UNDP waxay hoostagtaa gudida talada xafiiska Golaha Sare Qaramada Midoobay, kaasi oo ah xafiiska sadexaad ee ugu awooda badan Ururka Qaramada Midoobay, waxa ka horeeya kaliya Xoghayaha Guud iyo ku xigeenka Xoghayaha Guud.[2]
Qoraalo La XidhiidhaEdit
Linkiyo KaleEdit
TixraacEdit
- ↑ (PDF). UN-USA //web.archive.org/web/20070614085742/http://www.unausa.org/atf/cf/%7b49C555AC-20C8-4B43-8483-A2D4C1808E4E%7d/2007+UNA-USA+MUN+UNDP+%5bMegacities+and+the+Environment,+Foreign+Direct+Investment%5d.pdf. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 14 June 2007. Soo qaatay 13 December 2007. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) (from internet archive) - ↑ un.org
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |