Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay

(Waxaa laga soo toosiyay ECOSOC)
"Boga "GDBQM" iyo "ECOSOC" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Economic and Social Council; Af Carabi : ar‎) (loo soo gaabiyo: ECOSOC) waa xubin ka mid ah lixda xubin ugu sareeysa Ururka Qaramada Midoobay. Sidoo kale hayadani waxay ka masuul tagay iskuxidhka iyo maamulida dhaqaalaha, bulshada iyo wixii la xidhiidha ee 14 hay'ado wakiilo khaas u ah Qaramada Midoobay.

Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay
Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay
United Nations Economic and Social Council
Conseil économique et social des Nations unies (Af-Faransiis)
Fadhiga Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada QM. Xarunta Qaramada Midoobay, New York
Loo soo gaabiyoECOSOC
CESNU
Samaysmay1945
NoocaXubin Sare (madaxda)
SharcigaHada shaqaysa
Hogaanka
Madaxweynaha ECOSOC

2015:

Koonfur Kuuriya Oh Joon[1]
Ururka leh
Qaramad Midoobay
Websitewww.un.org/en/ecosoc
Qaraarkii ECOSOC 2007/25: ku taageeraysay talaaboyinka dowladaha madaxa banaan.

Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay wuxuu leeyahay 54 xubnood; kuwaasi oo yeesha hal kulan oo afar todobaad ah bisha Luuliyo halmar sanadkii si ay ugu arimiyaan howlaga loo igmaday.

Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. . United Nations http://www.un.org/en/ecosoc/president/index.shtml/. Soo qaatay 2015-08-18.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: