Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay
(Waxaa laga soo toosiyay GDBQM)
Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Economic and Social Council; Af Carabi : ar) (loo soo gaabiyo: ECOSOC) waa xubin ka mid ah lixda xubin ugu sareeysa Ururka Qaramada Midoobay. Sidoo kale hayadani waxay ka masuul tagay iskuxidhka iyo maamulida dhaqaalaha, bulshada iyo wixii la xidhiidha ee 14 hay'ado wakiilo khaas u ah Qaramada Midoobay.
Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay United Nations Economic and Social Council Conseil économique et social des Nations unies (Af-Faransiis) | |
Loo soo gaabiyo | ECOSOC CESNU |
---|---|
Samaysmay | 1945 |
Nooca | Xubin Sare (madaxda) |
Sharciga | Hada shaqaysa |
Hogaanka | Madaxweynaha ECOSOC 2015: Koonfur Kuuriya Oh Joon[1] |
Ururka leh | Qaramad Midoobay |
Website | www.un.org/en/ecosoc |
Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay wuxuu leeyahay 54 xubnood; kuwaasi oo yeesha hal kulan oo afar todobaad ah bisha Luuliyo halmar sanadkii si ay ugu arimiyaan howlaga loo igmaday.
Qoraalo La Xidhiidha
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ . United Nations http://www.un.org/en/ecosoc/president/index.shtml/. Soo qaatay 2015-08-18. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |