Waaxda Warbixinta Bulshada Qaramada Midoobay

(Waxaa laga soo toosiyay UNDPI)
Boga "UNDPI" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Waaxda Warbixinta Bulshada Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Department of Public Information, loo soo gaabiyo: UNDPI) waa urur ka tirsan Qaramada Midoobay taasi oo shaqadeedu tahay ineey ka talobixiso khatarta soo fool leh bulshooyinka caalamka iyo taageerida shaqada. Sidoo kale ururkan wuxuu faraha kula jiraa horumarinta warisgaadhsiinta iyo xidhiidhka bulshooyinka.

Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal

Linkiyo Kale wax ka badal


Tixraac wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: