Tsunami waxaa la dhahaa Hirr ama Mowjad aad u weyn oo biyaha badda hoostooda ka soo kaco, waa marka oo Dhulgariir badda ka dhaco. Tsunamiga waxoo geestaa khasaaro aad u weyn, waxoona aad u burburiyaa guryaha xeebaha u dhow.

tsunami soo gaartay dalka Tayland 2004
Tsnunami oo soo gaartay qaarada Aasiya

Tsunamiyaasha u danbeeyay wax ka badal

  • 2011 waxaa magaalada Sendai ee dalka Jabaan ka dhacday dhulgariir aad u weyn oo tsunami kadhashtay, tsunamigaan woxoo aad u jajabshay xeebaha dalka jabaan, waxaana ku dhintay dad gaaraayo ilaa 1,897 oo qof.
  • 2006 waxaa jasiirad ka mid ah dalka Indonesia ka dhacay dhulgariir oo tsunami dhaliyay,waxoona ka soo bilaawday biyaha badda hoosteeda. waxaa ku dhintay dad kabadan 700 oo qof.
 
Tsunami


Warka wax ka badal