Jasiirada Maldiif
Coordinates: 3°12′N 73°13′E / 3.20°N 73.22°E
Jasiirada Maldiif waa wadan jasiirad ah, oo ku taalo, Badweynta Hindiya. jasiirada Maldiif waa wadanka ugu yar Aasiya.Waana dawlad Islaam ah oo inta badan dadka kunooli waa Muslim. Wadanka Maldiif waxa mudo gaadhaysa 78 sano soo Xukumaayay Midowga boqortooyada Britan waxa ay maaldiif madaxbanaanideeda qaadatay sanadkii 1965.
Wadanka Maaldiif waa xubin kamida ah Ururka Komonwels.
TaariikhEdit
Waxa ay sheegayaan Daraasadaha lagu sameeyaay luqada iyo caadaadka wadankaasi in dadakaasi ay soo gaadheen taariikhdu markii ay ahayd, 300 Kahor Dhalashaddii Ciise C.S waxa kale oo ay daraasadaahi sheegaaan in dadakaasi ay ka yimaadeen Dhanka qaarada Aasiya waxa ay ahaayeen Ugaadhsadayaal Kadib waxa ay dageen Jasiiradaha Maldiif. wadanka Maldiif waxa uu Islaam ku Gaadhay Sanadkii 1153 ee taariikhda dhalashada Nibi Ciise C.S.waxan filayaa waxbaa ka qaldan taariikhdan
XubinEdit
Waddamaha degaan Jasiirada MaldiifEdit
- 🇪🇺 Europeans 100+
- United Kingdom 10+
TsunamiEdit
Maalintii 26-Diseembar-2004 kadib markii uu Dhul gariir baaxad wayn lihi uu ku dhuftay baddawaynta Hindiya waxaa Wadanka Maldiif jiidhay majado Tsunamiah waxa ka badbadaaday kaliya 9 jasiiradood halka 56 Jasiiradood ay qar qoomeen waxaa halkaas ku dhintay dada gaadhaya ilaa 108 qof.
SiyaasaddaEdit
Siyaasadda jamhuuriyada maldiif waa mid kusalaysan jamhuuriyada madaxwayne leh doorashada madaxwaynihu waxa ay dhacdaa 5 sanaba mar.
CimiladaEdit
Badweynta Hindiya ayaa saamayn aad u wayn ku yeelatey Cimilada jasiiradaha Maldiif,mar marka qaarkood waxayira xaraarada iyo dhaqdhaqaaqa jawiga halkaas oo marmarka qaarkood la dareemo hawo xidhan darajada xaraardu waxa ay u dhaxaysaa inta badan sanadkii 24 ilaa 33 darajo.