Saldanadii Majeerteen

Suldanadda Majeerteen (, , ), sidoo kale loo yaqaanay Majeerteeniya iyo Migiurtinia, waxay ahayd boqortooyo Soomaaliyeed taasi oo u talin jirtey deegaano badan oo ka mid ah waqooyibari iyo koonfurbari wadanka maanta loo yaqaano Soomaaliya. Saladanadani waxay ka mid ahayd kuwa ugu awooda badan badhtamaha Soomaaliya, waxaana hormuud u ahaa Boqor Cusmaan Maxamuud.[1]

Suldanadda Majeerteen
𐒈𐒚𐒐𐒆𐒖𐒒𐒖𐒆𐒆𐒖 𐒑𐒖𐒃𐒜𐒇𐒂𐒜𐒒

سلطنة مجرتين
Migiurtinia
c. 1800–1924
Horn africa 1898.png
Saldanadii Majeerteenka ee qarnigii 19aad.
Status

Boqortoyada majertenia oo la asasay 1800 Xarunta ama. Magalada looga ariminjiray boqortoyada majertenia Ee magalada caluula Khasatan khasatan dhulkan layiraahdo mejeertenia ama punt land boqorka oo la oranjiray Abdiraxmaan aawe [ammanle] Taas oo mudo badan Ka ariminaysay Deganada punt land oo dhan iyo somaliyada cumaan iyo Yeman Amaanle Waxa saldanadii Kala waregay Boqor cusman maxamuud oo Ila hada hya 1926 -2021

Majertenia wa boqortoyada ugu dada dheer
Xarunta Caluula
Baargaal (seasonal)
Luuqada Af-Soomaali · Af-Carabi
Diinta
Islaam
Dowladda Boqortooyo
Boqor Hogaamiye
• qarnigii 19aad–1926
Cusmaan Maxamuud
Taariikh  
• Aasaasay
c. 1800
• Campaign of the Sultanates
October–November 1924
Currency rupia, tallero
ISO 3166 code [[ISO 3166-2:Template:ISO 3166 code|Template:ISO 3166 code]]
Succeeded by
Saldanadii Hobyo
Dhulka Talyaaniga ee Soomaaliya
Maanta qeyb ka ah  Soomaaliya


TaariikhEdit

Saldanada Majeerteen waxaa la aasaasay dhamaadkii qarnigii 17aad, deegaanada waqooyiga Soomaaliya. Waxaa rukunada u dhigay saldanadani dad badan oo deegaanka ku dhaqan, waxaase lafdhabar u ahaa beesha Majeerten oo qeyb ka ah beelweyta Daarood.

 
Boqotooyadii Majeerteenka

MuuqaaloEdit

Sidoo kale fiiriEdit

TixraacEdit