Isimtooyada Isaaq

(Waxaa laga soo toosiyay Saldanada Isaaq)

Isimtooyada Isaaq (Af Carabi: سلطنة الإسحاق) waxay ahayd dawlad soomaali carbeed ah oo xukumi jiray dhul balaadhan oo maanta ka tirsan dalalka Somaliland iyo Itoobiya. Isimtooyadii waxaa aasaasay Suldaan Guuleed Cabdi sanadkii 1750kii waxaana ka soo wareegay 9 Suldaan, suldaanka hadda xilka haya waa Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.[2][3]

Isimtooyada Isaaq
سلطنة الإسحاق
Magaalo madaxToon (hore)[1]
Hargeisa (danbe)
Xukunka Boqortooyo
  1. The Transactions of the Bombay Geographical Society 1850, Volume 9, p.133
  2. http://www.qurbejoog.com/taariikhda-beerta-suldaan-cabdilaahi-ee-hargeysa/. Soo qaatay 2021-01-09.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. . Eyre and Spottiswoode (London). 1896.  Maqan ama ebar |title= (caawin)