Baargaal (Af Ingiriis : Bargal, Af carabi: بارجال) waa magaalo ku taala waqooyibari gobolka Bari ee wadanka Soomaaliya. Baargaal waa degmo ku taalo gobolka Bari ee dhinaca woqooyi bari ee dalka Soomaaliya. Degmadaan waa degmo xeebeed waxeena ku taalaa meelaha buuraha ah woqooyiga gobolka bari ee dhinaca maamul goboleedka Puntland.

Bargal

Baargaal

بارجال
Magaalo
Bargaaloverview.jpg
Muuqaalka Baargaal
Wadanka

 Somalia

Gobol Bari (Gobol)
Degmo Baargaal
Tirada dadka
 • Dhammaan 8,200
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)