Saldanadii Hobyo
Saldanadda Hobyo (Af Soomaali : Sultanate of Hobyo, Af carabi: سلطنة هوبيو), sidoo kale loo yaqaanay Saldanadii Obbiya,[1] waxay ahayd boqortooyo Soomaali qarnigii 19aad ka jirtey deegaanada waqooyibari ilaa badhtamaha wadanka Soomaaliya, taasi oo markii dambe awoodeedu gaadhay ilaa bariga wadanka Itoobiya. Boqortooyadan waxaa aasaasey 1870kii nin la odhan jirey Yusuf Ali Kenadid, kaasi oo ilma-adeer ahaayeen boqorkii wakhtigaasi xukumayay Saldanadii Majeerteenka, Cusmaan Maxamuud.[2]
Sultanate of Hobyo Suldanadda Hobyo 𐒈𐒚𐒐𐒆𐒖𐒒𐒖𐒆𐒆𐒖 𐒔𐒙𐒁𐒕𐒙 سلطنة هوبيو | |||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
1878–1926 | |||||||||
Status | Template:Infobox country/status text | ||||||||
Xarunta | Hobyo | ||||||||
Luuqada | Af-Soomaali · Af Carabi | ||||||||
Diinta | Islam | ||||||||
Dowladda | Boqortooyo | ||||||||
Suldaan | Hogaamiye | ||||||||
• 1890–1900 | Yusuf Cali Kenadid | ||||||||
• horaantii 1900s–1925 | Cali Yusuf Kenadid | ||||||||
• 1912-1925 | Cismaan Yuusuf Keenadiid | ||||||||
Taariikh | |||||||||
• Aasaasay | 1878 | ||||||||
• Burburtey | 1926 | ||||||||
ISO 3166 code | [[ISO 3166-2:Template:ISO 3166 code|Template:ISO 3166 code]] | ||||||||
| |||||||||
Maanta qeyb ka ah |
![]() |
Sidoo kale fiiri
Xigasho
Tixraac
- ↑ New International Encyclopedia, Volume 21, (Dodd, Mead: 1916), p.283.
- ↑ Lea, David; Rowe, Annamarie (2001). Europa Publications. p. 378. ISBN 1857431162 https://books.google.com/books?id=ROR1xreEJTsC&printsec=frontcover&dq=A+Political+Chronology+of+Africa&hl=en&sa=X&ved=0ahUKEwi2kPCzgt3NAhVN3GMKHaSTAv8Q6AEIHjAA#v=onepage&q=hobyo&f=false. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)