Muuse celi

Muuse eli

Meelaha ay ku badan yihiin
Somalia,

Ethiopia, Somaliland,Djibouti,

File:Flag of somalia.svg Somalia
 Itoobiya
 Jabuuti
 Soomaaliya
langs=Somali
Diinta

Sunni,Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

Maxamed celi , Subeer celi Isaaq groups

The Muuse or Barsuug (Af Soomaali : Arab, Af Carabi : ar‎, Full Name: Muuse eli ArapMuḥammad] ibn ash-Shaykh Isḥāq ibn Aḥmad bin al-Ḥusayn al-Hāshimīy ) clan is a major Northern Somali clan of the wider Isaaq clan family.[1] The Muuse eli predominantly live Bakool and in the Rab Dhuure El Barde) of Bakool, with its capital Hudur being an exclusively Muuse eli territory.[2] The territory of the clan extends to Ethiopia, in the area of Faafan, gursum, dhagahle.[3] The Ligse(Daa'uud) cabdirahman Muuse eli Arab, a sub-clan of the Arap clan is based in Bakool South West State of Somalia Rabdhure Elbarde, Waajid They also live Faafan Gursum Soomaali Galbeed =

References

wax ka badal

Muuse celi waa beel ka tirsan beelaha Arap sheikh isxaaq waana saldanadii labaad ee soo martay isaaq waxa ka horeeyay saldanadi toljacle oo kaliya oo u talin jirtay sadexda Habar Jeclo Saldanada muuse celi ee arapna waxay u talin jirtay saldanada beesha magaadle oo ah Garxajis Ayuub iyo Habar Awal oo ah bah shariifo lkn ay naasnuujisay magaadle sidaana ku noqday magaadle saldanada muuse celi waxay ka qayb qaadatay dagaalki axmed guray kula jiray xabashida iyo burtiqiiska waxayna ku hogaaminaysay magaadle oo ah 85% tirada dadka isaaq marka lagu daro beesha habarawal oo bah shariifo beeshu waxay gashay daagaalo badan waxana ka mida dagaalki lafaruug oo ay ku qabsadeen kana kiciyeen Darood garahaan ogaaden [1]

Muuse celi oo loo yiqaano barsuug waxay ka mid ahaayeen qabaa’ilkii Soomaaliyeed ee ka dagaalamayey garabkii ciidamadii Imaam Axmad guray bin Ibraahim Al-Ghazi xilligii dagaalkii Xabashida iyo Cadal. Sida uu sheegay Antoine d’Abbadie, waxa uu xusay in Harar. Intii ay Masaarida qabsatay Harar, Muuse-Celi [Bursuuk] wuxuu iska caabiyay gumaystihii Masar, wuxuuna la galay dagaallo badan. Bursuuk oo aargoosi ka dhiganaya ayaa weerar ku qaaday ciidankii Masar ee dib u gurtay, Intii ay Masaarida ka soo gurteen Harar, waxay gubeen tuulooyin badan oo Muuse-celi ah. Aargoosi ahaan, Muuse-celi [barsuug] ayaa weerar ku qaaday ciidamadii Masar ee dib-u-gurashada lahaa, waxayna qaniimeysteen gawaari ay la socdeen qabiilka Habar Awal. Richard Francis Burton waxa uu Muuse celi [naanays -Bursuuk] ku tilmaamay mid ka mid ah “Soomaalida Buuralayda ah ” ee Arap ka soo jeeda. Inta lagu guda jiray: 1854kii, waxay dagaal kula jireen saddex qabiil: Geri koombe, Jidwaaq iyo Gallas oo kamida qabilada oromada (maanta loo yaqaan Oromo).

This section needs additional citations for verification(April 2024)

The Arap clan is divided into the following sub-clans:[verification needed]

  • Celi Arap
    • Muuse celi
    • Subeer celi
    • Mohammed celi
    • Muuse celi
      • Cabdiraxmaan Muuse
      • Hookase Cabdiraxmaan
      • Xasan Cabdiraxmaan
      • Ligse Cabdiraxmaan
      • Adan Cabdiraxmaan
      • ilmaadeer Cabdiraxmaan
    • Hookase Cabdiraxmaan
      • Hayiile Hookase
      • Axmed Hookase
      • Cabdi Hookase
      • Nuur Hookase
      • Bare Hookase
      • Cali Hookase (cali Waal)
      • Gunto Hookase
          • Ligse Cabdiraxmaan
            • kalafoow Ligse
            • Cali yere Ligse
            • Reer aadan Ligse
            • reer gaboobe
            • reer isaaq
            • reer cali qajiin
              • Kalafoow Ligse
                • Waaqle kalafoow
                • Dhayow Kalafoow
                • Waaqle Kalafoow
                  • Xasan waaqle
                  • Nuur waaqle
                  • Karow waaqle
                  • Barkan waaqle
          • Xasan Cabdiraxmaan
            • Cali xasan
            • Aboyo xasan
          • Adan Cabdiraxmaan
          • ilmader Cabdiraxmaan
            • reer xuseen
            • dursuge
            • reer Ebdi
            • reer dhare

Muuse Eli, also known as Barsuug arap , is an Arab clan of the Isaaq clan, and it is a clan with a long history and lives in many regions of Somalia and Ethiopia.


[4] Reference

  1. 1.0 1.1 Kirk, J. W. C. (2010-10-31). Cambridge University Press. p. 141. ISBN 978-1-108-01326-0 https://books.google.com/books?id=yPVWJxtLG6IC.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Renders, Marleen. (2012). BRILL. pp. xxi. ISBN 978-90-04-22254-0. OCLC 775301944 https://www.worldcat.org/oclc/775301944.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Glawion, Tim. German Institute of Global and Area Studies.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Muuse Eli is the second rule of the Isaaq clan that ruled the Magadale clan . 85% of isaaq population and participated in Ahmed Guray's war with the Abasinya.