Geri koombe Waa beel caan ah oo ka soo jeeda beesha Darood Geri koombe waxa ay caan ku yihiin Hagan iyo Gobanimo doon kaso galeed geeska afrika, gaar ahaan Somali Galbeed oo ay door laxaad leh ka qaateen Gumaysi la dirir ololihii lagula dirirayay boqorkii amxaarada qarnigii 16aad. Beelwaynta Geri koombe waa beel ballaaran oo kamid ah Beelaha ugu Tunka wayn leh Beelaha Darood

Tiro ahaan Gerikombe waxa lagu qiyaasa 3.5Milyan oo qof waxeyna dagaan Juballand (Kismayo afmadow) Putland. Ethiopia (Tuli guled jigjiga) kenyan (Wajeer Garissa)[1]

Geri koombe wuxuu dhalay 12 Nin

1- Awbeeere Gari

2 - Abroon geri

3- Burhan geri

4- Cabdi geri

5- libaan geri

6- Aadan yare geri

7- Guji geri

8-magan wayne geri

9- Teerago geri

10- Coofle geri

11- xayraan geri

12- maxàmed Gari (ilkaxume)

Intaa Waxaa aad u tarmay Awbeere Gari wuxuuna dhalay Hal nin oo ah Xasan

Hassan wuxuu dhalay 4 nin

A. Isxaaaq Hassan

B. Cumar Hassan

C. Yusuf (baabul qurux)

D. Abayonis Hassen

Isxaaaq Hassan ayaa aad u Tarmay Wuxu dhalay

1 Reer maxamuuud 2 Abdale Ahmed 3 Abrahim isxaaaq 4 musa Ahmed 5 muxumed Ahmed Bakacsiye 6 Cumar Ahmed (Habrowaag 7 aadan isxaaaq


Reer sheikh abiyonis oo ah lafta ugu badan marka magaca geri kombe lagu abtirsado wuxu dhalay 7 nin oo kala ah

1 Shiikh Maame

2 Fiqi yoonis

3 Shiikh Dhaa

4 Jibriil

5 Shiikh Muuse

6 Shiikh Ahmed Bare( Reer Sheikh Hassan)

7 Ali abayonis

  1. "