Koonfur Galbeed ama Dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee soomaaliya sidoo kale loo yaqaan Koonfur Orsi ama Koofur Orsi waa maamul goboleed ku yaalo koonfur galbeed Soomaaliya. Koonfur galbeed waxay ka koobantahay gobolada Baay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose, waxayna xuduud la leedahay doowlad goboleedyada Jubaland iyo Hirshabelle. Maamulkaan waxaa aas aasay Xasan Maxamednuur Shaatigaduud iyo Maxamed Ibrahim Xaabsade oo kawada tirsanaa hogamiyayaashi RRA.

Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya
| Koonfur Orsi)
Barta ee ku taalo Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed
Barta ee ku taalo Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed
Barta ee ku taalo Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed
Luqadaha rasmiga ah Af-Soomaali
Qaybaha qoomiyedaha Soomaali
Xukunka
  • maamul goboleed
  • madaxwaynaha maamul goboleedka
  • Madaxweynaha Dimuqraadiyadda
 -  Madaxweyne Madaxweyne Xilkiisu dhamaadey Cabdacasiis Xasan Maxamed Laftagareen
Tirada dadka
 -  2017 qiyaasta 5 million, Magaalada ugu wayn Baudhabo
Wax soo saar (PPP) 2018 qiyaastii
 -  Guud ahaan 890 million
Kobaca 0.2 (low)
Lacagta Somali shilling
Furaha telka +252
Furaha Internetka .so

Taariikh wax ka badal

Gobolada Somaliland  
Awdal | Maroodi Jeex | Sanaag | Sool | Togdheer | Saaxil


Maamul Goboleedyada Soomaaliya  
  Puntland ·  ·   Galmudug ·   Hirshabeelle ·   Koonfur Galbeed Soomaaliya ·   Jubaland
Maqaam gaar ah   Banaadir waa caasimadda Soomaaliya