Jalaato (Af Ingiriis : Ice cream; Af Carabi : ar‎) waa cunto fudud[1] taasi oo ka samaysan iskdhaf la qaboojiyay. Sida caadiga ah, jalaatada inteeda ugu badan waxa laga sameeyaa caano, labeen, sonkor iyo biyo la isku qasay ka dibna la qaboojiyay.[2]

Jalaato
Koob jalaato leh buskud iyo macaaneeye
Ka tirsanCunto fudud
HeerkulkaQaboow
Ka koobanCaano, labeen, sonkor
Kala duwanaanisku-dhuuq, jileec, labaniyad
Sidoo kale fiiri: Cunto SoomaaliCuntoRaashin  (Qureec, Qado, Casho)

Faallo

Inkastoo ay jiraan noocyo badan oo jalaato ah, guud ahaan dhamaan jalaatadu waa iskuqas cunto noocyo dhowr ah taasi oo la qaboojiyo ilaa heerar kala duwan. Heerka ugu sareeya waa jalaatada adag taasi oo heerka qaboowgeedu aad u sareeyo.[3]

Sawiro

Sidoo kale fiiri

links Dibadda

Tixraac

  1. Beeton, Isabella. pp. 258–60.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. . 17 April 2013 https://www.nytimes.com/2013/04/17/dining/remembering-when-breyers-ice-cream-was-you-know-ice-cream.html. Soo qaatay 1 January 2017.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. . International Foodservice Distributors Association https://web.archive.org/web/20080514083818/http://www.idfa.org/facts/icmonth/page5.cfm. Waxaa laga kaydiyay the original 14 May 2008. Soo qaatay 9 August 2008.  Maqan ama ebar |title= (caawin)