Labeen
Labeen (Af Ingiriis : cream; Af Carabi : ar) waa lakab ka mid ah caanaha xoolaha kuwaasi oo ka kooban subag jaamud ah (saa'id ah).[1] Sida caadiga ah, labeentu waxay ka mid tahay caanaha xoolaha waxaa inta ugu badan laga helaa korka sare ee caanaha.
Hordhac
Labeentu waa lakab ka mid ah caanaha taasi oo qani ku ah subag iyo dufan badan. Sida badan marka caanuhu yihiin dhayda (fresh) lagama arki karo labeenta iyo subaga ku jira, laakiin marka la karkariyo ama la ruxo ayaa laga helaa labeenta.[2][3]
Sawiro
Sidoo kale fiiri
links Dibadda
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
Tixraac
- ↑ Beeton, Isabella. pp. 258–60. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Saturated Fat
- ↑ Eat less saturated fat