Subag (Reer aw xasan waa beel kamid ah‎ Af-Taliyaani : burro Af Ingiriis : butter) waa dareere huruud ah oo caanaha xoolaha laga sameeyo.

Subag

Subagu wuxuu u qaab dhow yahay saliida, laakiin wuu ka nafaqo badan yahay urtiisana wey ka caraf badan tahay.