Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah cuntada. Sidoo kale fiiri raashin

Qado (Af Ingiriis : lunch; Af Carabi : ar‎) waa cuntada la cuno badhtamaha maalinta[1] taasi oo ka kooban noocyo badan oo raashin ah. Marka la tixraaco dhaqanka dadka Soomaalida, qadadu waa cuntada ugu muhiimsan sadexda wakhti ee dadku wax cuno. Wakhtigani waxaa inta badan dadku cunaan cuntada ugu culus, badan ee ugu fiican ee la heli karo. Cuntada qadada Soomaalida waxaa ka mid ah: hilib, kaluun, bariis, baasto, khudaar, midho, maraq iyo noocyo kale. Si taasi ka duwan taasi meelo badan oo caalamka ah qadadu muhiim uma aha sida cashada wakhtigaasi oo la cuno raashinka ugu fiican ee la heli karo.

Guud ahaan, qadadu waa cuntada labaad ee dadku cunaan maalintii (waxay ku xigtaa quraaca); waxaana inta ugu badan la isticmaalaa wakhtiga duhurkii ee 12ka P.M wixii ka dambeeya.


Muuqaalka wax ka badal

Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal


Tixraac wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: