Malaay, Kaluun (; ) waa xayawaan kamid ah xayawanada ku nool biyaha dhexdooda; sida biyaha badaha, webiyada, dhijaamaha iyo wixii la mid ah. Malaayga waa Xayawaan la cuno.