Xamaarato
|
|
Kor ilaa hoos: Diin (Chelonia mydas), Tuatara (Sphenodon punctatus), Yaxaas (Crocodylus niloticus), iyo amagna (Pseudotrapelus sinaitus).
|
Kala soocida cilmiga ah
|
Noocyada cusub
|
- Yaxaas
- Sphenodontia
- Squamata
- Testudines
- sidoo kale fiiri
|
|
Deegaanada ugu badan ee xamaaratadu ku nooshahay
|
Xamaarato (Af Ingiriis : reptile; Af Carabi : ar) (magaca Sayniska: Reptilia) waa nooc ka mid ah shanta qeybood ee loo kala saaro xayawaanka kaasi oo leh astaamo ka duwan dhamaan noolaha kale. Xayawaanada xamaaratada ahi waxay ku socdaan boga (laabta); waxaana ka mid ah maska, yaxaaska, diinka iyo kuwo kale oo badan.